Kaydka Warka
Arkiifiyada ‘Xaaladaha Abaaraha Somalia’ Category
XAALADDA ABAARAHA wararkii ugu dambeeyey halkan ka daawo
hodan nalayah, founder of the somali refugee awareness project, speaks with cbc news about the… Somalis Overwhelm Kenyan Refugee… Sii akhri
Toonta oo la sheegay in ay dawo u tahay dhii karka.
Daraasad ay sameeyeen Dhakhaatiir u dhashay Austrelia ayaa lagu sheegay in toonta ay Dawo u tahay Dhii karka iyo weliba sara u kaca mararka qaar dhiiga soo wajaha. Dhaakhaatiirtan oo ka tirsan Jaamacada Adiilayd ayaa waxaa ay mudo ku daba… Sii akhri
Daraasaad La sameeyey oo Lagu Ogaaday in Dumarki ka helaan ninka Farsamo Yaqaanka ah
Marka uu qof ka helo qof kale ayaa waxa meesha ka maqnayn in ay jiraan sababo keenay ka helitaankaas kuwaas oo noqon kara dabeecada uu qofku leeyahay, quruxdiisa ama dhaqaalahiisa iyo kuwa kale oo badan. Sida ay qortay Daily Express ayaa waxa… Sii akhri
7 Qaybood oo Dumarka oo Dumarka Loo qaybiyo…..(Faalo gaaban)
Oday-dhaqameed Soomaaliyeed oo waayo hore jiray, waaya-aragnimo ballaaran u lahaa arrimaha bulshada, xagga dhaqankana looga dambeeyay , ayaa waxaa uu damcay in uu Cashar la xiriira Haweenka u gudbiyo Wiil uu isagu dhalay oo markaas guur-doon… Sii akhri
cilmi baadhis la sameeyey ayaa lagu ogaaday in dumarku ka helaan raga xidha maryaha cascas
Ma tahay ragga xerta dharka casaanka ah , hadaad tahay ragaasi waxaad ogataa in aad u nugushaahy in aad soo jeedato indhaha iyo dareemaha haweenka. Daraasad ay sameeyeen quburo ka tirsan jaamacada Rochester ee dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay… Sii akhri
