Gudoomiyaha Ururka wadaniga somaliyeed oo Booqday Jamacada Camud.
Camuud: Gudoomiyaha ururka wadaniga somaaliyeed Cabdinaasir Maxamed Shiikh Nuur ayaa booqday jamacada Camuud Ee magaalada Boorama halkaasii oo usocdaal ku kala bixiyay bartamaha jaamacada isagoo booqday kuliyadaha ay ka koobantahay jamacada… Sii akhri