Waraysi
Waraysi: Garaad Ibraahim Baaruud oo ku sugan magaalada Buuhoodle

Garaad Ibraahim Baaruud
Waraysigaan oo aan Garaad Ibraahim Baaruud kula yeelanay khadka taleefoonka isagoo jooga magaalada Buuhoodle ayaa garaadku kaga warramayaa baaq ay soo saareen isimada SSC oo ku sugan magaalada Garoowe, baaqaas oo ku wajahnaa isimada ku sugan magaalada Jabuuti ee caasimadda waddanka Jabuuti in ay waddan dib uWaraysi: Garaad Ibraahim Baaruudgu soo noqdaan.
Garaad Ibraahim Baaruud ayaa taageero u muujiyay baaqa ay soo saareen garaaddada ku sugan xarunta dowladda Puntland ee Garoowe.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

