Advertisement

Puntland

Wasiirka Dulista Hawada ee PL Axmed Cilmi Cisman oo beeniyey Wararka ay baahisey Xargaga.com

U dir saaxiib Daabaco Add Comment
Wasiirka Dulista Hawada & Axmed Cilmi Cisman

Wasiirka Dulista Hawada & Axmed Cilmi Cisman

GAROOWE, Puntland — Wasiirka ayaa waxyaabo lagu qoslo ku tilmamay Wararka Been abuuurka ah ee aay faafisey mareegta Internetka ee Xargaga.com iyo hadalka C/raxmaan Bulshaale ee ku aadan in uu wasiirku ka iibiyey baabuur Xarakatu Alshabaab Al Mujaahidiin ee ka dagaalanta Koonfurta Soomaaliya.
Hadaba ka dhageyso wareysiga oo dhinacyo badan taabanaaya oo an la yeelaney Wasiirka Duulista Hawada ee Dowlada Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cisman.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

SR News

Sarmaanyonews@hotmail.com