Waraysi
Siilaanyo oo sheegtay inay waan waan ka bilaabi doonto Sool Sanaag iyo Cayn Dhegayso
Madaxweynaha Axmed Siilaanyo ayaa maanta ka hadlay dagaaladii ka dhacay deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn, asagoo sheegay in xukuumadiisa ay waan waan la geli doonto beelaha ku dhaqan gobaladaasi
Halkan ka Dhegayso Siilaanyo oo hadlay dagaaladii ka dhacay deegaanada Sool, Sanaag


