Advertisement

Waraysi

sh. Shariif Abdinoor oo ka hadlay jihaadka ka socda dhulka somalia

U dir saaxiib Daabaco Add Comment

Shekh Shariif Cabdi Nuur oo Dhaleecayn u soo jeedinaya Culimada Jihaadka Fitnada ku tilmaamaysa.

Sheekh shariif oo ah shuukhda ugu caansan caalamka oo ku jira 20ka shuyuukh ee aduunka looga danbeeyo cilmiga sheekha ayaa ku tilmaamay in ka tagida jihaadka inay lagu duloobayo muslimiintana uga digay inaysan ka harin dagaalka .

Sheekha ayaa ka hadlay shuyuukh tidhi waa fitno dagaalka ka jira dalka somalia balse wuu canaantay .

Ka dhagayso halkan Hadalka Sheekh Shariif Abdinuur Xafida hulaah

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

.

Sarmaanyo.com