Puntland
Puntland oo Canbaaraysay Xarigga Somaliland kula Kacday Ardayda Reer Laascaanood

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta -- Cabdi-xakiin Axmed Guleed
GAROOWE, Puntland — Waxaa maanta shir saxaafadeed ku qabtay xarunta wasaaradda Warfaafinta puntlnad ee Garoowe wasiirka wasaaradda Warfaafinta Cabdai xakiin axmed Guleed waxuun Kaga halay xarigga Ciidamada maamuulka Somaliland ay maalintii shalay kula keceen boqollaal arday oo wax ka baran jirey dugsiyada kala duwan ee magaalada Laascaanood.
http://jamalworld.sitesled.com/SUUFI.mp3

