Kaydka Warka
Arkiifiyada ‘Waraysi’ Category
Maxamuud Cali maxamed oo kamid ah saraakiisha Tiknikada SSC oo waraysi siiyey SR.News (dhagayso)
Maxamuud Cali maxamed oo ah taliyaha Gaadiidka Gobalada SSC ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay warar dhawaan lagu qoray qaar ka mid ah Websiite’yada Haba waraysi uu siiyey Sarmaanyo.com ayuu faahfaahin dheeraad ah kaga bixinayaa xogta dhabta ah… Sii akhri
Wasiirka Dulista Hawada ee PL Axmed Cilmi Cisman oo beeniyey Wararka ay baahisey Xargaga.com
GAROOWE, Puntland — Wasiirka ayaa waxyaabo lagu qoslo ku tilmamay Wararka Been abuuurka ah ee aay faafisey mareegta Internetka ee Xargaga.com iyo hadalka C/raxmaan Bulshaale ee ku aadan in uu wasiirku ka iibiyey baabuur Xarakatu Alshabaab Al… Sii akhri
Puntland oo Canbaaraysay Xarigga Somaliland kula Kacday Ardayda Reer Laascaanood
GAROOWE, Puntland — Waxaa maanta shir saxaafadeed ku qabtay xarunta wasaaradda Warfaafinta puntlnad ee Garoowe wasiirka wasaaradda Warfaafinta Cabdai xakiin axmed Guleed waxuun Kaga halay xarigga Ciidamada maamuulka Somaliland ay maalintii… Sii akhri
Xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka Boosaaso oo beeniyay in uu burburay shirkii PL & Sh. Maxmed siciid (Atam)
BOOSAASO, Puntland — Xildhibaan Mukhtaar Xabeeb oo ka tirsan golaha deegaanka Boosaaso ayaa shir jaraa id oo uu ku qabtay gudaha xarunta dowlada hoose, waxaa uu ku beeniyay in uu burburay shirkii deegaanka galgala uga socday dowlada Puntland… Sii akhri
Waraysi: Garaad Ibraahim Baaruud oo ku sugan magaalada Buuhoodle
Waraysigaan oo aan Garaad Ibraahim Baaruud kula yeelanay khadka taleefoonka isagoo jooga magaalada Buuhoodle ayaa garaadku kaga warramayaa baaq ay soo saareen isimada SSC oo ku sugan magaalada Garoowe, baaqaas oo ku wajahnaa isimada ku sugan… Sii akhri
Wareysi: Garaad Saleebaan Garaad Maxamed & Ugaas Cabdullaahi Ciise
Waxaan waraysigaan oo dhinacyo badan taabanaya la yeelannay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo Ugaas Cabdullaahi Ciise, waxayna kaga hadlayaan qodabadii shirkii ka dhacay Nairobi iyo go’aanka ay ka gaareen iyo arrima kale. Warasiga… Sii akhri
