Puntland
Tacsi: Marxuum Xuseen Garaad Maxamud Garaad oo Maanta ku Geeriyooday Sarmaanyo

TACSI
Waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu Samir iyo Iimaan ka siiyo dhamaan Eheladiisa iyo Qaraabadiisa iyo dhamaan Ummada Soomaaliyeed, Waxaanu si gaar ah tacsi ugu diraynaa. Xaaskiisa, Gabadhiisa iyo dhamaan Qoyska Reer xuseen garaad maxamud garaad cali
Waxaan Marxuum Xuseen Garaad uga baryaynaa inuu Eebbe Janadii Firdowsa ka waraabiyo, dembigiisiina dhaafo. Amiin
- Garaad Saleeban Gaaraad Maxamed
- Osman Garaad Maxamuud
- Maxamed Jaamc Cashuur Garaad
- Maxamud Garaad Maxamud
- Adan Garaad Maxamed
- Xildhibaan Sadiiq Abshiir Garaad
- Maxamed Abshir Garaad
- Siciid Yusuufi Garaad
- Axmed Yusuufi Garaad
- Jamaal Maxamed Jaamac
- Kayse Siciid Cartan
- Dr. Axmed Cartan
- Maxamed Xassan Garaad
- Nasra Yusuufi Garaad
- Sakariye Xasan Garaad
- Faysal Axmed Maxamed
Anaguna hadaanu nahay bahada shabakadda wararka ee Sarmaanyo.com waxaanu marxuumka Ilaahay uga baryeynaa naxariista Janno.


إنــــــــــــا لله وإنــــــــــــــــاالـــــــــــــــــــــــــــــيـــــــــــــــــــــــــــــــه راجـــــــــــــعــــــــــــــــــون
Waxaan marxuumka u baryaynaa in Eebbe Jannadiisa fardowsa ka waraabiyo, intii uu ka tegeyna samir iyo iimaan ka siiyo.
Inaalilaahi wa inaalilahi raajicun waxaan ILAAHAY uga baryayaa in uu janada ka waraabiyo in tii u jategayna ILAAHAY samir iyo iimaan ka sooyo
SARMAANYO.COM WAA WBSITE HORU MARAY WAADNA KU MAHADSANTIHIIN DIB U HABAYNTA WBSITE KA
anigoo ku hadlaya magaca reer garaad maxamed waxaan tacsi u dirayaa dhamaan reer garaad maxamuud meelkasta ay joogaan gaar ahaan reer xuseen garaad maxamuud marxuunkana waxaan illahay uga baryayaa jannadii fardawsa
1,faysal axmed garaad maxamed
2,xil,saadiq axmed garaad maxamed
3,koos axmed garaad maxamed
4,maxamed axmed garaad maxam,ed
5,c,casiis
6,cabdiraxmaan axmed garaad
7, foaad axmed garaad
8,hooyo cawrala ismaaciil