Kaydka Warka
Arkiifiyada ‘Puntland’ Category
weerar Burcad badeednimo oo la fashiliyay.
Ciidamada bada India ayaa sheegay in ay fashiliyeen weerar ay Burcad badeeda ku qaadeen Markab xamuul oo laga leeyahay wadanka kaaso xili uu marayay xeebaha badweynta India. Sarkaal ka tirsan ciidamada bada India ee xeebaha Soomaaliya u… Sii akhri
asiirka Amniga maamulka Puntland oo ugu baaqay shacabka ku nool deegaanada maamulkaasi in ay Amaanka kala shaqeeyaan Ciidamada Amaanka maamulkaasi.
Bosaso Kadib Munaasabad looga hadlayay arrimaha Amaanka deegaanada maamulka Puntland oo muddooyinkii ugu danbeeyey ka dhacayeen falal lid ku ah Amaanka ayaa waxaa halkaasi ka hadlay Wasiirka Amniga maamulkaasi. Ge: Yuusuf Axmed Qeyre… Sii akhri
Tababar lagu baranayo habka uu qofka Ganacsi u Abuuri karo oo lagu soo Gababageeyey Magaalada Bosaaso.
Tababar lagu baranayo sida uu qofka uu abuuri karo in uu ganacsi bilaabo ama uu ganacsado noqdo ayaa lagu soo gabaga gabeyey howlka hayada Tadamun ee ka shaqeesa arimaha bulshada iyo hormarintooda.Iyadoo ayna tabarkaasi fulisay Tadamun… Sii akhri
Agabyo xoojinayo Amaanka Boosaaso oo la gudoonsiiyay gudoomiyaasha xaafadaha boosaaso.
Gudoomiyaasha xaafadaha magaalada boosaaso oo dhan 16 xaafadood ayaa maanta la Gudoonsiiyay agab kaabaya xoojinta amaanka magaalada.agab kaasoo ka koobnaa Tooshash, beteriyaal, firinbiyo iyo jaakadaha dhaxanta. Xoghayaha dawlada hoose ee… Sii akhri
Wasiirka boosaha iyo isgaadhsiinta Cali maxamuud cali sandule ayaa waxaa uu canbareyn kulul usoo jeediyey waiirka arimaha gudaha Kenya iyo ka maamul wanaaga puntland maxamed faarax ciise gaashaan
Wasiirka boosaha iyo isgaadhsiinta Cali maxamuud cali sandule ayaa waxaa uu canbareyn kulul usoo jeediyey waiirka arimaha dibada Kenya iyo wasiirka maamul wanaaga puntland maxamed faarax ciise gaashaan ka dib markii ay canbaarayn usoo jeediyeen… Sii akhri
Diyaarad kusoo dhacday Boosaaso kadib markii ay ka kicitintay garoonka Boosaaso.
Mid kamid ah diyaaradaha shirkada African Express ee Soomaaliya ayaa maanta waxyeelo ka soo gaartay Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso ka dib markii diyaarada oo Xawaare sare ku soconeysa ay ka baxday Dhabaha Diyaraadaha ku caraaraan ee Runway-ga… Sii akhri
Dowladda Puntland waxaa dhistay Koox Maafiyo ah oo Dibadda ka timi.
Waxaa aad loo hadal hayaa tan iyo markii Xukuumada Puntland loo doortay C/raxmaan Faroole sida loo maareynkaro daruufaha adag ee ka jira gudaha Puntland. Dhinacyada amaanka iyo Siyaasadda. Dad badan waxa ay rumaysan yihiin Dowlada iminka… Sii akhri
Wasiirka Dulista Hawada ee PL Axmed Cilmi Cisman oo beeniyey Wararka ay baahisey Xargaga.com
GAROOWE, Puntland — Wasiirka ayaa waxyaabo lagu qoslo ku tilmamay Wararka Been abuuurka ah ee aay faafisey mareegta Internetka ee Xargaga.com iyo hadalka C/raxmaan Bulshaale ee ku aadan in uu wasiirku ka iibiyey baabuur Xarakatu Alshabaab Al… Sii akhri
Dr Axmed Xaaji C/raxmaan oo si aad ah loogu soo dhoweeyay Boosaaso(Sawiro)
Dr Axmed Xaaji C/raxmaan oo kamid ah culimada Soomaaliya ahaana mid kamid ah aasaasayaashii Jaamacaada Bariga Afrika ayaa maanta barqadii kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Bandar Qasim Airport. Waxaana Dr-ka si weyn ugu soo dhoweeyay… Sii akhri
Puntland oo Canbaaraysay Xarigga Somaliland kula Kacday Ardayda Reer Laascaanood
GAROOWE, Puntland — Waxaa maanta shir saxaafadeed ku qabtay xarunta wasaaradda Warfaafinta puntlnad ee Garoowe wasiirka wasaaradda Warfaafinta Cabdai xakiin axmed Guleed waxuun Kaga halay xarigga Ciidamada maamuulka Somaliland ay maalintii… Sii akhri
