Advertisement

Muqdisho

Dagaalada Muqdisho oo Maalintii 6 aad Galay iyo Xarakada Al-Shabaab oo Soo Bandhigay Fariisimo ay Kala wareegeen Xogaga Ahlu Suna.

U dir saaxiib Daabaco Add Comment
ambals

ambals

Dagaalado oo ah kuwa Xoogan ayaa Waxaa ay Bilowdeen shalay Qorax Dhicii Iyagoo wali Ka Socda Magaalada Muqdisho

Dagaalka Xalay ilaa Haatan Ka Socdo Muqdisho ayaa Waxaa ku Dhintay 5- Ugu yaraan 9-kalena waa ay ku Dhaawacmeen

Cali muuse oo ah madaxa gaadiidka Gurmadka Deg Dega ayaa u Xaqiijiya Dhaawacyada iyo Dhimashada Heegantv xafiiska Muqdisho

Xarakada Shabaab all-Mujaahidiin ayaa Soo Bandhigay Maanta fariisomo Cusub oo ay Gacanta Ku dhigeenn Lixdii Maalin ee uu Socday Dagaaada Ka Dhacya magaalada Muqdisho Goobaha ay soo Bandhigeen Xarakada Al-shabaab ayaa wax Ka Mid ah Deegaanka SIigaale oo AY Gacanta KU hayeen Culumaa’udiinka Ahlu Suna Waljacmeeca oo Fariisin Ku lahaan Halkaasi

Dagaalada ayaa Saameyn weyn waxaa ay Ku yeesheen isu socodka Dadka Muqdisho iyadoo Suuqa Gacansiga ugu Weyn Bakaarhana uu Xiran yahay Maalintii lixaad oo aan wax ganacsi ah ka jirin

Sarmaanyo.com