Muqdisho
Ciidamada Dowlada KMG ah oo Dhaq Dhaqaaq ciidan KA Bilaabay Warshadii Hore Kabka ee Magaalada Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya — wararka ka imanaya MagaaladaMuqdisho ayaa sheegaya in shalay iyo saaka laarkayay ciidamo malatari ah oo soo buxdhaafiyay warshadii hore kabka.
Ciidankan oo sita baliska dowlada KMG ah ayaa waxa ay yihiin kuwa aad u farabadan islamarkaan cabsi galiyay dad iyo gaadiidka isticmaaladajidak warshadaha.
sagaalka tirsan dowlada KMG ah oo saaka la hadlay mid ka mid ah idaacadah maxaliga ee muqdisho ayaa sheegay in warshadii hore ee kabka la geeyay ciidamo malatri ah.
si walbo oo ay haataba dowlada ayaa maalmahaani waxa ay carabka ku dhufaneysay in ay dagaalo adag ku qaadeyso qolyaha ka soo horjeeda eeislamiyinta ah.

