Kaydka Warka
Arkiifiyada ‘Muqdisho’ Category
Xukuumadda Federaalka oo Rajo ka muujisay meel marinta dastuurka
Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya ahna La Taliyaha Ra’iisul Wasaaraha Eng. C/raxmaan Yariisow ayaa sheegay in Xukuumada ay ka go’an tahay dhaqan gelinta dariiqada Nabada ee loogu yeero Road Map-ka. “Xukuumada dadaal badan ayay ku bixineysa… Sii akhri
Guddoomiye Cusub Oo Maanta Loo Doortay Ururka Dhallinyarada Khaatumo SAWIRRO
Muqdisho Urur dhalinyaro oo cusub lana magac baxay ururka Dhallinyrada Khaatumo ayaa Maanta looga dhawaaqay Muqdisho, iyadoo isla maantana loo doortay guddoomiye cusub oo hoggaamiya Ururkaasi. Munaasabad ballaaran oo lagu qabtay xarunta ururka… Sii akhri
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Kormeeray Xarummo Ay Walaalaha Turkigu Mashaariic Ka Hirgelinayaan”DAAWO SAWIRRADA”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kormeeray xarummo ay walaalaha Turkigu ka hirgelinayaan mashaariic kala duwan oo ku yaala magaalada Muqdisho. Kormeerkan uu maanta sameeyey Madaxweyne Sheekh… Sii akhri
Maxaa ka jira inay ciidamada AMISOM duulaan ku yihiin Ceelasha Biyaha
Muqdisho Warar ku dhow dhow Taliska Ciidamada AMISOM magaalada Muqdisho oo na soo gaaray ayaa sheegaya suuragalnimada in Ciidamadaasi weerar ay ku qaadaan Deegaanada loo barakacay ee duleedka Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Ceelasha Biyaha iyo KM… Sii akhri
Qarax Ismidaamin ay ku dhinteen Arday badan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
Qarax nooca ismidaaminta ayaa barqanimadii maanta ka dhacay Isgoyska Zoobe ee KM-4 magaalada Muqdisho kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 50-qof oo u badan dad rayid ah. Sida ay sheegaayan wararka laga helaayo Muqdisho,qaraxa ayaa waxaa geystay qof… Sii akhri
Muqdisho iyo Gobolada dalka oo si heer sara ah looga Ciiday (DAAWO)
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Gobolada dalka ayaa maanta si weyn looga ciiday, iyadoo dadka ay Salaada ku oogeen meelo kala duwan sida Masaajidada iyo goobo fagaare ah. Sida caadada u aheyd sanadihii dambe dadka… Sii akhri
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo soo gaaray magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho iyadoo soo dhaweyntiisa uu ka qayb galay madaxweynaha Soomaaliya. Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdihso ayaa waxaa soo gaartay diyaarad siday madaxweynaha Jahuuriyadda… Sii akhri
Xukuumada Cusub ee Soomaaliya oo lagu dhawaaqay iyo Wasiirada oo wada noqday Rag Cusub
Raysalwasaaraha Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali ayaa gelinkii dambe ee maanta si kama dambeys ah ku dhawaaqay Xukuumada cusub oo waayadan dambe laga war sugaayay. Xukuumadda cusub ayaa ka kooban 18 wasiir taas oo ka dhigaysa in ay la mid tahay… Sii akhri
Ra’isul wasaare C/weli Gaas oo bilabay la tashiyo ku aadan dhismaha Xukuumadda, lana kulmay…
Ra’isul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya ayaa shalay kulan magaalada Muqdisho waxa uu kula qaatay xildhibaano ka tirsan Barlamanka KMG Soomaaliya oo ka soo jeeda beelaha Hawiye. Sida ay sheegeen qaar ka mid ah xildhibaanadii kulanka ka… Sii akhri
Maxamed C/laahi Oomaar Shirkii Midowga Afrika ee Gini ka dhacay waxaa la isku afgartay in
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, ahna Ra’isul wasaare ku xigeen Maxamed Cabdullaahi Oomaar ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ka jira, waxaana uu sheegay in kooxaha ka soo horjeeda dowladdiisa uu hoos u dhac weyn ku yimid… Sii akhri
