Advertisement

Kaydka Warka

Arkiifiyada ‘Somalia’ Category

40-arday deeq Waxbarasho ka heshay dalka Ethiopia oo loo sameeyey Xaflad Sagootin ah (Sawiro)

Garoowe Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Puntland ayaa maanta xaflad sagootin ah u sameysay 40-arday oo deeq waxbarasho ka helay dalka Itoobiya. Xaflada waxaa kasoo qaybgalay Madaxweyne kuxigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire,Wasiirka… Sii akhri

Banaanbaxyo looga soo horjeedo Soo gelitaanka Ciidanka Kenya oo ka dhacay degaanada Al Shabaab

Banaan baxyada ayaa ka dhacay Magaalada Jowhar, Ceelbuur, Marka iyo deegaanada duleedka ee loo barakacay, halkaasoo dadku ay meel fagaare ah isugu soo baxeen. Gelinkii hore ee saaka ayaa gawaari cod baahiyeyaal lagu rakibay loogu sheegay dadka inay… Sii akhri

Ciidammada Dowladda Oo Caawa La Wareegay Qooqaani

Sarmaanyo.com: Breaking News

Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya ee howlgallada ka waday gobollada Jubooyinka ayaa fiidnimadii caawa la wareegay deegaanka Qooqaani ee gobolka Jubada Hoose halkaasi oo ay horey u joogeen Maleeshiyada Kooxda Khawaarijta ah ee… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowladda Somaliya oo sheegay in dagaalada ay socon doonaan