Sarmaanyo.com » Wararka

Jaalliyadaha SSC ee Aduunka Oo Tacsi Diraya
Jaalliyadaha SSC ee Aduunka Oo Tacsi Diraya

Written by Jidbaale.com

Wednesday, 08 September 2010 02:53

London(Jidbaale.com) Dhamaan Jaalliyadaha SSC ee kala jooga aduunka dacaladiisu waxay iyagoo ka tiiraanyaysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timi hooyo Caasha Yuusuf Aadan tacsi u dirayaan dhamaan ehelkii iyo qaraabadii marxuumada, waxay si gaara tacsi ugu dirayaan Xoghayaha Arimaha Dibeda ee SSC prof. Maxamud Cali Jaamac iyo dhamaan qoyska Reer Cali Jaamac Wadaad. Waxayna Illaahay ka baryayaan inuu marxuumada janadii ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo.

Shir Muhiima Oo Sabtida Soo Socota Ka Furmidoona Minneapolis
Shir Muhiima Oo Sabtida Soo Socota Ka Furmidoona Minneapolis

Written by Jidbaale.com

Wednesday, 08 September 2010 02:16

Minneapolis(Jidbaale.com);-  Caasimada gobolka Minnesota ee Minneapolis  ayaa  sabtida inagu soo aadan waxaa ka furmidoona shir balaadhan oo ay ka qaybgelidoonaan masuuliyiinta SSC ee gobolada Minnesota , California iyo dhamaan bulsha weynta SSC ee ku dhaqan gobolka Minnesota iyo nawaaxigiisa.

Sida ku xusan war qoraala oo ka soo baxay xafiiska Gudoomiyaha Jaalliyada SSC ee  Gobolka Minnesota  ayaa lagu wargaliyay dhamaan  muwaadiniinta SSC inay ka soo qayb galaan shirkan. Wixii faahfaahina ee la xidhiidha shirka waxaad wacdaa xafiiska gudoomiyaha Jaalliyada SSC ee Minnesota mudane; Cabdisalaan Cali Saleebaan (Najax)  612-636-3282.

Shirku Wuxuu dhacayaa September 11, 2010

Wakhtiguna waa 5:00 PM (Minneapolis Time)

Madashuna waa goobta caanka ku ah shirarka ee Taj Mahal  kuna taal Cedar Ave.

Mashaqdii dhextaaley Ilama Galaal Iyo Kayse Cabdi Yuusuf Oo La Dhammeeyey,Fadligaana SSC-baa Iska Leh
Mashaqdii dhextaaley Ilam Galaal Cabdi Yuusuf Iyo Kayser Oo La Dhammeeyey ( SSC Fadligaana baa – by- Leh )

Written by Jidbaale.com

Monday , September 6, 2010 17:10

Buuhoodle : -Kayser Cabdi Yuusuf Iyo Reer qoyska Galaal oo mudo labo haatan cook joogo Sano Iyo dhawr bilood mashaqo ay uu ku geeriyoodey Shiina Galaal ku dhex martey Magaalada Widhiwdh iyagoo markaasi bare taageersan Iyo Puntland ayaa waxaa Soomaliland haatan heshiiskooda buddha u noqdey SSC .sawirada halkan riix

Xalinta amuurtan oo ay ugu weyn ka doorka qaateen Beesha Guuleed ka dib markii Gara u ay ka saara divine appointment kooban Ardaayada kale ee Beesha , iyadoo ugu danbayntiina shirkii Xamar Lagu Lagu soo bandhigey wixii XAL Iyo qaboojin arinka ah loo arkey , taasi oo ay ku labada dhinacba qanceen .

Throw- oo doorka Beesha Guuleed Gara xalina amuurtan ee ay la xidhiidhay muuqatey ayaa waxaa haddana hubaal ah in uu arinkaasi yimi oo ay isku xil Beeshu ka dib markii qaantey Hogaanka SSC uu bilaabey hawlgalo Lagu sifaynayo jabhada SNM , oo soo taasi dedejisey into Beeshu ay u guntato sidii ay u arinkaaas dhamayn lahayd .

Kayser Cabdi Yuusuf Iyo Mustafe Galaal oo si WADA jir ah uga qayb galaya Shirk dhanka Taleefoonka ah ee Arimaha SSC cook hadlo 09/05/2010 ayaa waxaa ay ay ku sheegeen into faraxsan yihiin xalinta arinka dhex yaaley , taasina ay ay si keentey the WADA jir ah iskaga barbarian day note Alami doonaan .

Ugu danbayntiina waxaa ay u mahad naqeen dhammaan dadkii ka qayb qaatey gaara ahaan waxgaradka Beesha Barka Iyo Iyo Hogaanka midaynta Badbaadada SSC oo iyadu Fure u ahayd arinkan .

Ururka Caafimaad oo Deeq Gaadhsiiyey Bukaan Jiifa Hospitalka Laascaanood+Sawiro
Urur Caafimaad oo ka hawl gala magaaladda laascaanood isla markaana lagu magacaabo SHIVO Ayaa deeq Caawimo ah Gaadhsiiyey Bukaan Jiifa Hospitaalka Wayn ee Magaaladda Laascaanood,

ururkan oo magaciisa loo soo gaabiy ururka horumarinta samafalka caafimaadka bulshadda ayaa bukaanka jiifa dhakhtarka laascaanood waxay gaadhsiiyey cunto iskugu jirta Cabitaan iyo Cuno,

Sida ay Noo xaqiijiyeen Masuuliyiinta ururka waxay noo sheegeen in deeqdan ay gaadhsiiyeen Hospitalka wayn ee magaalada laascaanood ay noqonayso mid aan ahayn tii u horeysey ee ay gaadhsiiyaan Hospitaalka wayn ee Laascaanood,

Aagisamaha Hospitalka ayaa u mahadnaqay ururkan Dhalinyaradda ah ee ku hawlan Hawlaha caafimaad isla markaana Bukaanka Jiifa Dhakhtarka La garabtagana Wax qabad muuqda ururadda Kale ee ka hawl gala Magaaladdana Ugu baaqay inay kusoo daydaan Ururkan,

Sidoo kale Bukaanka jiifa Hospitaalka wayn ee laascaanood ayaa yaguna u mahad naqay ururkan

REER SSC OO KASOO JAWABEY QEYLO DHAANTII LAASCAANOOD RALLINA GELIYAY!!
REER SSC OO LAASCAANOOD RALLI GELIYAY!!

Laascaanood asalaamu calayka.Way nasoo gaadhay farriintaadii qaylodhaanka ahayd ee aad dhowaan noo soo dirtay.

Runtii cabashadaadii calooshaa naga xanuuntay, waxayna nagu reebtay saamayn weyn. Waxaanu mar qudha isku darnay ilmo iyo oohin. Kuma aanan ilaawine amar Allaa nagu dhacay. Waanu is-ognahay in aanu nahay beel ceebaysan oo denbi kaa gashay. Labada lugood baanu ku haysanaaye na saamax oo na Cafi. Haddii aad na cafi waydid, waxaanu noqonaynaa qoom khasaaray.

Waxaanu halkan kaa ballan qaadaynaa in aanu si dhab iyo daacad ah u fulino dhammaan waxaad naga soo codsatay inshaa Allaah. Waxaanu kuu sheegaynaa in aanu hadda wadno qaban-qaabo iyo diyaar garow weyn. Sidaas awgeed, waxaanu ku rojo- weynahay inaad si dhakhso ah ama waqti aan sidaas u sii fogayn naga heshid war aad si fiican ugu diirsatid oo kaa saara murugada, ciilka, cadhada, rafaadka iyo saxariirka.Wax yar na sug oo noo dulqaado, dhakhso ayaanu ku arki doonaa adigoo qoslaya oo ilka caddaynaya farxad awgeed.

Haddii Alle idmo, waxaanu rabnaa in aanu ku xorayno bishan Ramadaa ee barakaaysan bisheeda kale sidii aad ku soo codsatay qaylodhaankii aad noo soo gudbisay. Waxaanu ku talo jirnaa in aanu kaa dhigno magaalo bilicsan oo si casri u dhisan oo aad ku faani kartid. Intaas waxaa sii dheer, in aanu kuu qaban doono adeegyo guud ( public services) sida maktabad wax lagu akhristo, meelo lagu beeray dhir iyo geedo cagaar ah oo ubax leh oo dad-weynuhu ku nastaan oo ku manjo baxsadaan subixii iyo galabtii. Sidoo kale, waxaa qorshaha noogu jira in aanu kaa dhigno xarun ganacsi oo iriduhu u furan yihiin oo cid kasta oo ganacsato ah gacmo furan lagu soo dhoweeyo.

Markaa Laascaanood, libdhi mayside, qaaligii aanu aad u jeclaynay, ha wel-welin waxbaanu kuu ognahay waaga dabadiise.

Maxamed Cali Daad, San Diego, CA, USA

mohameddad@hotmail.com

Hoos ka akhri Qayladhaantii ay laascaanood Soo Dirtay

LAASCAANOOD OO SOO DIRTAY QAYLO-DHAAN-

kantarolka galbeed ee magaalada garoowe oo lagu qabtay haweenay soo xaday ilmo yare
Faadumo Xasan Macalin

Garoowe Ciidamada Booliska kantaroolka galbeed Galbeed ee Magaalada Garoowe ayaa maanta qabtay Haweeanay La sheegay in ay la soo baxsatay Cunug yar oo 4 bilood jira , waxaana loo soo bandhigay saxafada iyo waalidkii dhalay ilamaha

Faadumo Xasan Macalin waa haweenaayda Soo qaadatay Ilamahan yare waxaana kala sheekaystay qaabka ay u soo qaaday cunugan iyo meesha ay u waday waxaana ay ku bilowday Magaceeda’’waxaa la yiradhaa Fadum Xasan waxan ka soo qaday ilmahan Xafada wabari ee magaaalada garoowe waxaana hayey mudo 5 cisho ah, aniga ma xadayn cunugaan waa ilamhayga oo kale , aniga ma dhalin meelna uma wadin, kuwa aan dhalay ayaan meel uga soo tagay, laakin waxaan u socday Muqdisho’’

Sidoo kale waxaa ii suurta gashay in aan wax ka waydiiyo abaaha dhalay ilmahan yar oo lagu magacaabo Mustaf Shaarigow gabadhan yarta ah waxaa horta hooyadeed ayaan is qabanay kadibna waa ay iga tagtay mudo 4 maalmood ag kadibna gabdhaan ayaa waxaa kula heshiiyay in ay ii haysto cunugaan lacagna aan siiyo bishu marka ay dhamaato laakin saaka markaan shaqadii ka aaday ayaan waxaa laysoo sheegay in ganadhii guriga joogtay ay la baxsatay cugutii, intas kadibna waxaan ka baaafiyay idaacadaha maxaliga ah, saacadu marka ay hady 2 duhurnimo ayaa lay sheegay in lagu qabtay kantaroolka galbeed ee magaalada garoowe. ‘’

Ugu danbayntii ayaan waxaanu wax ka waydiinay qaabka ay u qabteen cidamda Booliska kantaroolka galbeed ee Garoowe Dhame Sandheere Cali liiban, taliyuhu waxaa uu sheegay in ay cidanku u hawl galeen markii ay maqleen hawshaas kadibna cidamadu ay heegan galiyaan baaburta baaritana ay samyeen balse waxaa laga helay geed yar oo u dhow kantaroolka halkaas oo ay fadhidayislaan tani la sheegay inay soo xaday il mahaani yar.

Inkastoo dadka dhagahooda ay ka baxday hadal hayntii ku saabsnayd carrurta yar yare e la xado bar yahan danbe ayaa hadana tani waxaa ay maanta u noqotay mid aysan horay u arag waxaana u soo daawasho tagay gabadhan Ilmaha soo xaday dadkii ka agdhawaa si ay indhahooda ugu arkaan marki ugu horasyay ee ay arkan ilmo la soo xadayoo la qabtay cidii sooxaday waana tallaabo horu mar leh oo ay ku dhaqaaqeen ciidamada ilaalada kantarolka galbeed ee magaalada garoowe.

YusufI yare

Garoowe somalia

Magaalada Lascanod oo Olole Nadaafadeed laga fuliyey maanta iyo Ganacsatada oo Kaalin wayn ka qatay+Sawiro
magaalada laascaanood ee xaruunta gobolka sool ayaa maanta oo taaiikhdu ku beenayd 05-09-2010 laga hir geliyey olole balaadhan oo lagu gurayey qashinka yaala suuqyada gudaha magaalada lascaanod,

waxaa hawl galkan si wada jir ah u qabtay maamulka gobolka sool uu hogaaminayo badhasaabka gobolka sool C/laahi Jaamac Diiriye*C.laahi Isleged*iyoo Ganacsatadda Magaalada Lascanod sida Xawaaladaha,shirkadaha isgaadhsiinta oo ay hor muud ka tahay Shirkadda Telesom Laascaanood,

Ololahan nadaafadda ayaa la xidhiidha kadib markii madaxwyanaha somaliland axmed siilaanyu uu ku dhawaaqay in maalinta 05-09-2010 ay tahay maalinta qashin gurka somaliland,

qashin guris kuwan oo kale ah ayaa ka socday guud ahaanba gobolada somaliland,

hore ayaa magaaladda laascanod waxaa looga xusi jiray 18 May Sanad walba maalinta qashin gurka deeganada sool sanag iyo cayn,wixii ka danbeeyey gacan ku haynta magaalada lascanod ay la wareegtay somaliland ayaa waxaa la badaley maalinta qashinka yadoo uu madaxwaynaha cusub ee somaliland uu maanta u doortay inay noqoto maalinka qashinka.

waxaa maanta si wayn uga qayb qaatay qashin gurkan oo suuqyada magaalada dhex qaadayey Gudoomiyaha gobolka sool C.laahi Isleged iyo qaar kamid ah anacsatada waawayn ee magaalada uu u horeeye maamulaha Shirkada telesom C.risaq Axmed Warsame*C.risaaq Dhabayoco*

Maxamed Cisman Cabdi

Laascaanood3@hotmail.com

Puntland oo Garowe ku Gubtay Lacag Shilin Somali ah
Qeyb ka mid ah lacagtii bilihii la soo dhaafay lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug oo gaaraysa 11 milyan oo shilinka Soomaaliga ah ayaa maanta waxaa dab lagu qabadsiiyay Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland.

Lacagtaani oo ah lacagta cusub ee Shlinka Soomaaliga ah ee haatan ka socota qeybaha Magaalada Muqdisho ay ka maamusho dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta lagu gubey meel fagaare ah oo kutaala Magaalada Garoowe.

Masuuliyiinta Puntland ayaa sheegay in Lacagtaani ay wateen odayaal dhaqameedyo iyo sidoo kale dad kale oo la sheegay in lagu soo qalday, waxaana lacagtaasi horay isticmaalkeeda u mamnuucay dowlada Hoose ee Puntland kadib markii ay ku qabteen Ciidamada Puntland xili laga soo dajinayay Magaalada Gaalkacyo.

Goobta Lacagta lagu gubayay ayaa waxaa ku sugnaa masuuliyiinn ka tirsan dowlada goboleedka Puntland dad weyne iyo ciidmada amaanka ee Maamulka Puntland, waxaana lacagta lagu daadiyay dhulka iyadoo xiligaasi kadibna lagu bil biley basin kadibna dab la qabadsiiyay.

Laamaha Canshuuraha ee Puntland ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa ay dabagal ku hayeen ganacsatada Maamulka Puntland iyadoo ganacsatada laga baarayay isticmaalka lacagtaani cusub ee Shilin Soomaaliga ah ee Maamulka Puntland ay sheegeen inay Faaliso tahay.

U diyaar Garowga Ciidul Fadriga ee Deganada Puntland
diyaar garow-ga Ciidil Fadriga

Magalada Garowe Caasimada Puntland ayaa waxaa maanta laga dareemayaa u diyaar garow-ga Ciidil Fadriga oo haatan ka harsan tahay Maalmo qura waxaana suuqyada lagu arkayaa dad aad u tiro badan,oo u adiyaar garoobaya ciidaasi inagu soo aadan.

Mar aan maanta booqasho ku tagay Suuqa wayn ee magalada garowe ayaa waxay indhahaygu qabteen dad ad u badan kuwaasi ku mashquul san iibsiga dharka iyo wax yaalaha kale ee la halmaala maalinta Ciida waxanya inta badan ganacsatada ku mashquul san yihiin sida ay wax u gadan lahayeen dadka soo aadaya suuq-yada waa wayn ee magalada garowe,

Ciidil fadriga ayaa waxaa hada ka harsan tahay maalmo kooban kuwaasi oo laga dareemaya magalooyinka waa wayn Puntland sida Bosaso Qardho Garowe iyo Galkacyo u diyaar garow aad uballaaran  waxaana xariir aan la sameyay Ganacsatada magalada bosaso ay iishegan inay maanta aad ugu badan yihiin dadka taasina ay tahay mid ka duwan Ciidaha kale ee awal laga ciidi jiray Puntland ,

Sidoo kale magalada galkacyo ayaa waxaa saaka ilaa maanta lagu arkayaa dhalinyaro aad u badan oo ka adeeganaya Carwooyinka  iy suuqyada ku yaala magalada taasi oo ay inta badan ah magaalo mashquul aad u badan waxaana sababtu ay tahay Ciidil Fadriga oo maalmo cayimani inaga xigaan iyo gaalkacyo oo kamid ah magaalooyinka ugu dadka badan deegaanada puntland.

xarunta ganacsiga dowlada puntland ee magaalada boosaaso ayaa iayadu xilligaan ah mid aad u mash quul badan waxaana maanta barqanimadii wadooyinka soo gala suuqa wayn ee magaaladaasi lagu arkayay dad aad u tiro badan iyo walidiin wata carruurtoodii si ay ugu soo ii biyaan dharkii ay ku ciidi lahaayeen waxaana uu ahaa suuq  waynaha magaalada boosaaso inta badan mid aad u mashquulsan .

Magalada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa waxay inta badan xiliyadaani oo kale tahay meel ay ku badan yihiin dadka iyagu wax ka iibsanayo carwooyinka iyo suuq-yada kale ee magalada mar aan kula kulmay suuqa fadhi Xun mid ka mid hooyoyinka ka halkaasi ka adeeganaayay ayaa waxay iisheegtay inay saaka ilaa iyo hada taagan yihiin suuqa isla markasna suuqu uu yahay mid dadku ku badan yihiin oo aadan helaynba meel aad wax ka iibsato ayna ugu wacantahay soo dhawaadka ciidul fidriga.,

isku soo wada duubo ayaa mahani oo dhan waxaa magalooyinka waawayn eedeegaanada  Puntland ka socday u diyaar garowga Ciida taasi ay maalmo qura ka harsan tahay waxaana inta badan ay tahay xiliyadaani oo kale mid ka ugu Ganacsiga badan yihiin dadka iyagu keena alaabada  Ciida taasi oo ay faa’iidooyin badan ka helaan ,

Yusuf maxamed maxamud

Garoowe  Somali

Munaasabad afurin ah oo loogu duceynayay shacabka soomaaliyeed oo ka dhacday caasimada khartuum ee dalka suudaan
Munaasabadani

Munaasabadani oo ay soo qaban qaabiyeen xrakada islaamiga ah ee tajamuc shabaab soomaal ee qeebtooda kusugan dalka sudaan ayaa halkaasi waxaa ka soo qeyb galay arday aad ufarabadan oo iskugu jirtay wiilal iyo gabdhaba masuu liyiin  dhaakaatito macalimiin proofyo mashaa iq iyo mid kamid ah xildhibaada baar lamaanka soomaaliya

Waxaana ugu horeen halkaasi kahadlay xogayahaa guud ee xarakada tajamuc aweys shiikh axmed ayaa  ka hadlay ujeedada ay usoo qaban qaabiyeen munaasabadaaniaf   Wuxuuna sheegay in ay usoo qaban qaabiyeeb

Munaasabadani

munaasabadaani maadaama ay ku jiraan umada soomaaliyeed dhibaato aad uxun  kana damqadeen  taana ay keentay ardayda soomaaliyeed meel qura iskugu keenaan islamarkaana wada  duceeyaa sidii alle uga qaado  dhibaatada ku habsatay umada soomaaliyeed waxaana sidookale halkaasi hadlay khiikh nuur macalin cabdiraxmaan ayaa ku dheeraaday  dhibaata heysata umada soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiin iyo sidii looga bixi lahaa dhibaatadaasi

Shiikh oo sikulul ugahadalay dhibaatada heysata shacabka soomaaliyeed ayaa ku tilmaamay in ay ka dhalatay in lagtay dastuurkii uu alle soodajiyay

islamrkaana la qaatay dastuus gacan kusamees ah oo aan bulshada u soo kor dhineynin dhibaata mooye waasida uu til maayay shiikha

khiikh ayaa ugu baaqay shacabka soomaaliyeed iyo dunida islaamka in dib loogu laabto ku dhaqanka shareecada islamaamka

Munaasabadani

Waxaa sidookale halkaaso ka hadlay  macamin maxamed ibraahin oo kahalay dhibaatada heysata shacabaka soomaaliyeed wuxuuna sheegay in umada soomaaliyeed looga baahan yahay in ay la imaadaan duco fara badan si uu alle uga saaro dhibaatada heysata.

Xasan wali

khartuum