Kaydka Warka
Arkiifiyada ‘Caalamka’ Category
Faahfahin ka soobaxaysa qaraxi maanta kadhacay mandheera
NairobiWararki ugu danbeyey ee ka soobaxaya qaraxi kadhacay degmada mandheera ee kenyaa ayaa shegaya in ugu yaran 8-kamid ah askarta kenya dhawacyo ka sogareen,ayadona garigi aywaten gubtey. Sida aydad goob joog ah uxaqijiyeen maakhir media waxay… Sii akhri
Soomaalida Degan Doha, Qatar oo u Mahad Celiyey Dowlada Turkiga
Qatar Waxa maanta galinkiii hore ka dhacday xaflad si qurux badan loo soo agaasimay safaarada Turkiga ay ku leeyihiin magaalada Doha wadanka Qatar. Xafladan ayaa ku saabsanayd u mahad celin ku aadan sidii naxariista ku jirtey ee ay dowlada Turkigu… Sii akhri
Ciraaq oo Gargaar Bin’aadanimo usoo direysa Soomaaliya
Dowladda wadanka Ciraaq ayaa ku dhawaaqday in ay ka qayb qaadanayso howlaha gargaar Bin’aadanimo ee loo fidinaayo shacabka Soomaaliyeed ee ay saameyeen abaarta. Golaha Wasiirada wadanka Ciraaq oo shir isugu yimid magaalada Baghdaad ee caasimada… Sii akhri
Wadamada Islaamka oo $350 milyan ugu deeqay Abaarta Soomaaliya (Sawiro)
Kulan hal maalin socday oo looga hadlaayay abaarta daran ka taagan qaybo kamid ah Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga,waxaana ka qaybgalay madaxda wadamada ku bahoobay Ururka wadamada Islaamka la yiraahdo ee… Sii akhri
Dalalka South Africa iyo Tanzania oo Aqoonsi u diidey Somaliland
Dalalka Koonfur Afrika iyo Tanzania ee qaaradaan Afrika ayaa diidey in maamulka la magacbaxay Somaliland ay u aqoonsadaan dal ka madaxbanaan Soomaaliya. Wasiirada arimaha dibada ee labada dal ayaa kulan gaar ah ku qaatay magaalada Pretoria ee… Sii akhri
Qaramada Midoobay oo si rasmi ah ugu dhawaaqday inay macluuli ka dillaacday Soomaaliya
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Bank Moon ayaa ku baaqay in dowladaha deeqda bixiya ay ku yaboohaan hal-bilyan iyo lix boqol milyan oo deg ah si wax looga qabto abaaraha ka jira geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya, wuxuuna sheegay in xaalad… Sii akhri
Imaaraatka Carabta oo Doonaaya in Cunaqabataynta hubka saaran Soomaaliya laga qaado
Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa kala hadashay Dowladda Hindiya sidii Soomaaliya looga qaadi lahaa cunoqabataynta dhinaca hubka ee saaran si Dowladda Federaalka dagaal culus ula geli lahayd kooxaha Burcad badeeda Soomaalida. Wasiirka… Sii akhri
Madaxweynaha Eritrea:Dadka laga keeno dibadda Isbedel kuma keeni karaan Xaaladda Soomaaliya
Madaxweynaha dalka Eritrea Issiyaas Afwerki ayaa ka hadlay xaaladihi u dambeeyey ee dalka Soomaaliya iyo isbedelka badan ee Siyaasada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Wareysi uu siiyey Wargeys ayuu sheegay in xaaladda ka taagan dalka… Sii akhri
Taageero iyo Tacsi Soomaalida ST Cloud Minnesota
Xaflad kooban oo ku dhisan shacuur iyo taageero ayaa ka dhacday galabta badhtamaha magaalada St Cloud ee gobolka Minnesota. Xafladan ayaa ku saabsanayd taageero iyo tacsi: tacsida ayaa waxa loo direy dhamaan qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha u… Sii akhri
Booliska Ingiriiska oo qabqabtay dad looga shakisanyahay Falal Argagixisnimo
Booliska dalka Ingiriiska ayaa sheegay in ay gacanta ay kusoo dhigeen 9 qof oo looga shakisanyahay falal argagixisnimo lagana soo kala qabtay meelo kala duwan oo dalkaas kamid ah Dadkan ayay Booliska dalka Ingiriiska sheegeen in dhamaantood… Sii akhri
