Advertisement

Kaydka Warka

Arkiifiyada ‘Afrika’ Category

Wasiirka ganacsiga Soomaaliya oo kulan la qaatey ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Zambiya

LUSAKA, Zambia — Wasiirka ganacsiga dowladda Soomaaliya mudane C/rashiid Maxamed Cabdi (Cirro) oo booshaqo shaqo ku jooga magaalada Lusaka ee caasimada dalka Zaambiya, ayaa sheegay in ay dowladdu wax ka qabaneyso dhibatooyin haysta ganacsatada… Sii akhri

Kulan looga hadlayo arrimaha burcad baddeeda oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Jabuuti.

Jabuuti Shir looga hadlayay arrimaha burcad baddeeda oo ka socday magaalada Jabuuti ee caasimada dalka Djabuuti ayaa lagu soo gabagabeeyay halkaasi, iyadoo bayaana laga soo saarey. Shirkaas ayaa waxaa ka soo qeybgaley masuuliyiin ka… Sii akhri

Midowga Afrika oo Jabuuti ku Ammaanay Doorka ay ku Leedahay Xal-u-helida Soomaaliya

Guddoomiyaha gudiga Ururka Midowga Afrika Mr. John Pean ayaa uga mahadceliyay go’aanka ay dowladda Jabuuti ku gaartey in ay Soomaaliya ciidamo ugu soo dirto, isagoo sheegay in Midowga Afrika uu soo dhaweynayo go’aankaas. Mr. John Pean ayaa… Sii akhri