Advertisement

Wararka

Weriyayaal u socday Buurawadal oo Lagu Xidhxidhay LaascaanoodIyo garoowe

U dir saaxiib Daabaco Add Comment

Suxufiyiintan ayaa laga soo qabtay kaantaroolka Barri ee magaalada Laascaanood iyadoo askarta Kaantaroolka iyo askar kaloo halkaas loogu sii diyaariyay ay suxufiyiintan ay dabada kasoo kexeeyeen iyagoo gaadhsiiyay Saldhiga dhexe ee magaalada Laascaanood.

Wariyayaashan oo ku sii jeeday deegaanka Buuro Wadal ee shirka isimadu ka socdo ayaa xadhigooda lala xidhiidhiyay shirkaas ay u socdeen oo maanta ay ku beegnayd dhaartii xubnaha khusuusida.

Dhanka kale caasimada p/land ee garoowe ayaa yana lagu xidhay tiro weriyayaal ah oo yana rabay inay ka qayb qaataan xaflada dhaarinta khusiisida