Hambalyo Arooska Mudane Maxamuud Maxamed Cabdi xuseen(Surey) iyo Marwo Shukri Maxamed Xuseen(Sandeero) oo ka dhacay 15/12/2012 magaaladda Birmingham U.K

 

Aabbo Maxamed Xuseen Mataan sandeero Marwadiisa  Hooyo Aamina Jaamac warsame,

      C/laahi Maxamed xuseen sandeero (C/laahi Dheere) iyo xaaskiisa  Hayfa Dahir Sabareey iyo caruurtiisa ,Xaliimo Maxamed Xuseen Sandeero iyo Seygeeda

      Sahra Maxamed Xuseen iyo Seygeeda Mudane Mahdi Sugule

      Deeq Maxamed Xuseen sandeero iyo Xaaskiisa

      Farxaan Maxamed Xuseen sandeero iyo XaaskiisaUbax Axmed Barkhadle

     Farxiya Maxamed Xuseen Sandeero

     C/risaaq Maxmed Xuseen Sandeero iyo Xaaskiisa

    Aasiya Sugule iyo Caruurteeda

    Kayse Siciid Cartan iyo Xaaskiis Farduus Cabdi Maxamuud iyo Caruurtooda

   Dhamaan Reer Xasan Mataan

  Aaabo Maxamed Cabdi Xuseen iyo Marwadiisa Yurub iyo dhamaan caruurtooda.

  Dhamaan reer Xuseen Surey.

  Dhamaan dadkaas oo kala jooga Yurub, America iyo Dalkii Hooyaba waxay hambalyo iyo   bogaadin u dirayaan arooska

    Mudane Maxamuud Maxamed Cabdi Xuseen(Surey)

                            iyo

 Marwo Shukri Maxamed Xuseen(sandeero)

Oo arooskoodu ka dhacay magaaladda Birmingham 15/12/2012 waxaanay leeyihiin ubad khayr qaba ,iyo farxad kala kulma arooskiina.

Aamiin   Aamiin

Annaguna hadaanu nahay bahda sarmaanyo.com hambalyo yaanu leenahay qoyska cusub ee reer khaatumo.