OGEYSIIS Bulshoy bisharaan idinsidaa idinkuna bilkheyr ii dhaha ma maqashey bandhig faneedka loogu magacdaray Habeenkii Fanaaniinta Cabdi (Badil) Saida Nadar iyo weliba C/qaadir Cade ee sanadka cusub 2013 +Sawiro

1

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

bandhig faneedka ayaa waxa uu ka dhici doonaa Magaalada Malta ee Dalka Malta gaar ahaan Xaafada Bezabuja Hoolka weyn ee Halfaar dabcan qiimuhu waa EURO 10 hadaba dadka ku dhaqan dalka Malta iyo wadamada kaleba waxaa loogu bishaareynayaa in ay nagala soo qeybgaal bandhig faneedkaas.

2

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

3

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

4

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wixii faah faahin ah nagala soo xiriir Tel.+35699637278 ama +35699810600

 

Hadaba balanteenu waa Bandhig faneedka sanadka cusub 2013.