OGAYSIIS Ku Socda Jaalliyadda Khaatumo State Of Somalia Ee Ku Dhaqan Ingiriiska, Gaar Ahaan Magaalada London

Ogeysiis Ku Socda Jaalliyadda Khaatumo State Of Somalia Ee Ku Dhaqan Ingiriiska, Gaar Ahaan Magaalada London.

Dhamaan Jaalliyada Khaatumo state of somalia ee ku dhaqan wadanka ingiriiska gaar ahaan magaalada London waxaa la ogeysiinayaa inaad ka soo qayb gashaan shirweyne degdeg ah, waxaana shirkaasi lagaga arinsan doonaa arimo badan ee jaalliyada muhiim u ah.

Waxaana shirkaasi uu dhici doonaa taariikhdu markay tahay 16/12/2012 waana maalin Axad ah.  Waxaanu shirku si rasmi ah u bilaaban doonaa shanta galabnimo 5pm.

Goobta uu shirku ka dhacayo aan ku sheego si aad u soo beegsatid;

32 Featherstone Road

Southall

Sidaasi ka soo qayb gal wacan..

 

Xigasho Aftaag.com