Sarmaanyo.com:- Ra’isul Wasaraaha dowlada Soomaaliya Dr Saacid Faarax Garaad ayaa si kulul kaga hadlay Dagaladii Dhawaan ku dhexmaray Degmada Xudun Ciidamada maamulka Khaatumo iyo Maleeshiyaadka SNM ee deegaanada maamulka khaatumo Weerarka Qaawan kusooqday.
Ra’isul Wasaaraha ayaa maamulka Beesha isaaq ugu Baaqay inay Joojiyaan Weerarka Gardarada Ah ee ku hayaan Dadka iyo Dalka maamulka Khaatumo,Waxaana Uu intaasi raaciyay in laabada Maamul Ee halkaasi kudagaalamay Ay joojiyaan Xabada.
“Dagaalada aan kala joogsiga lahayn sanadihii lasoo dhaafay ee lagu hayo dhulka Khaatumo State Waa inay maamulka Somaliland ay sidag Dag ah u joojiyaan Ayuu yiri”.
Xiligan Raysal Wasaaruhu Uu kahadalay Xaalada Deegaanada Maamulka Khaatumo ayaa Waxaa ay ku soo adaysaa xili uu dagaal Kharaar Uu kadhacay Degmada Xudun Ee gobolka Sool Oo kamid ah Dhulka Khaatumo,Dagaalkaas Oo u dhaxeeya Maleeshiyada Somaliland iyo maamulka Khaatumo.
Halkan ka dhagayso Hadaladii R/wasaaraha.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
sarmaanyo.com Maqal iyo muuqaal