Advertisement

Wararka

Suuq Cusub oo ganacsatada Qudaarlayda Laascaanood yeelanayso oo la dhagax dhigay+VIDEO

U dir saaxiib Daabaco Add Comment
Wasiirka iyo Maayarka oo dhagax dhigaya suuqa cusub

Wasir cali iyo maayar canbaashe oo dhagax dhigaya

Wasiirka boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Cali Sandule iyo maayarka Laascaanood Canbaashe awdaahir ayaa maanta dhagax dhigay suuq cusub oo ay yeelanayso ganacsatada ka ganacsatada Duqaarta.

waxaa maalgalinaya suuqan Dowlada Hoose ee laascaanood waxaa dhismaha mashruucan la siiyey Dallada haweenka ee Sungo

         Daawo Video

dhagax.3gp

Riix Halkan

 

 Added