Advertisement

Wararka

Dhoofinta & Xaalufinta Deegaanka oo ka Socota Degmada Sarmaanyo

U dir saaxiib Daabaco Add Comment
Dhuxul la gubayo

Dhuxul la gubayo

(Sarmaanyo.com) – Dhoofinta Dhuxusha iyo Xaalufka lagu hayo Degmada Sarmaanyo ayaa weli si isdabajoog ah uga socda, waxaana iminka in baabuur Dhuxusho,sidoo kale .

dhulka Xoolo daaqeenka ee ku yaalla qeybaha kala duwan ee Gobolka sool,gaar ahaan Degmada Sarmaanyo ,waxana Xaalufmey oo lama degaan noqdey dhul aad hodan ugu ahaa Daaqa Xoolaha.

Dhoofinta iyo Xaalufinta lagu hayo Gobolka Sool ayaa ka soo billowdey Burburkii Dowlladdii Dhaxe ee Soomaaliya,iyadoo dhoofinta iyo Xaalufinta deegaanka ay halkaas ka wadeen Ganacsato ka soo duuley Gobolda nugaal Sanaag bari mudug iyo dadka reer laascaanood

dadka deegaankaas aan ku qanacsaneyn in la xaalufiyo deegaankooda.Shacabka degmada Sarmaanyo ay isku tageen is loo badbadin lah Dhulka Xoolo daaqeenka ah dadka ee deeganka
Sarmaanyo