Wararka
Qaar kamid ah Dadka S/land xidhxidhtay oo xanuuno halis ahi ku dheceen intay jeelka ku jireen iyo s/land oo wax gar gaar cafimaad ah siin
Mudooyinkii ugu danbeeyey waxaa maamulka Somaliland ay jeelasha u taxaabayeen bulshada reer laascaanood dhawaan ayay ahayd markii Nin ganacsade ah jeelka loo taxaabay ninkaas oo lagu magacaabi jiray jaamac jeego.
Xadhiga ninkan ayaa keenay markii lagu soo eedeeyey in uu aqal ka kireeyey dad aan la garanayn meel ay ka yimaadeen iyo meesha ay hada ku suganyihiin,
Ilo ku dhow dhow jeelka wayn ee laascaanood ayaa noo xaqiiyey in inkan dhawaanta la uu hore u qabay xanuunka dhiikarka markii uu in mudo ah xidhnaana uu ku dhuftay cudurka faaligu Lug iyo gacan ay shaqadii gabeen,

Tikniko iyo askar dhex taagan magalada
Inkabadan 30 ruux ayaa jeelasha laascaanood ku xidhan dadkan oo badan kooda loo haysto qarixii lagu khaarajiyey taliyihii qaybta 12 ee Somaliland marxuun cismaan
Wixii ka danbeeyey qarixii lala beegsaday taliyahaas ayaa maamulka s/land jeelasha u taxabayey shacabka lascaanod]
Dilkii marxuun cismaan faarax suxufi oo isna laascaanood dabley hubaysani xili habenimo ah dileena maamulka Somaliland wax ku aadan dilka marxuunkaasi wali ma aysan ku dhaqaaqin halka kii cismaan afdhiilana jeelasha laascaanood buuxaan
SR News
sarmaanyo@gmail.com
Laascaanood
Somaliya

