Advertisement

Wararka

Somali Channel oo Ka jawaabay eedeynta shirka Taleex (Dhagayso)

U dir saaxiib Daabaco Add Comment

Maammulka Taleefishinka Somali Channel ayaa ka jawaabay eedeyan loo soo jeediyay oo ku sabasan hakinta wararka shirka Khaatumo ee Taleex ka socda.

Somali Channel ayaa ku tilmaamay eedeyntaasi waxba kama jiraan iyagoo sheegay in ay muddaddii shirka bilawga ahaa ay aad uga warameen hase ahaate uu hada galay arimo siyaasadeed.

Axmed Maxamed Jaamac (suufi) oo ka mid ah maamulka Somali Channel ayaa sheegay in TV-gu uu si isku mid ah u tabiyo dhamaan wararka dadka ku hadla afka Soomaliga balse wararka hada laga faafiyey ay dhaqaalo ku raadsanayaan dhalinyaro uu sheegay in laga eryay Somali Channel.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

xigaasho  taleex .net