sr online

Wariye Cismaan Cabdinuur Xaashi oo tacsi udiraya Eheladii iyo qarabadii ay ka geriyootay Aamina ibraahin Maxamed

Wariye Cismaan Cabdinuur Xaashi ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya, eheladii, asxaabtii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay AAMINA IBRAAHIM MAXAMED oo Shalay ku Geeriyootay Magaalada laascaanood Waxaana ilaahay uga baryayaa janatul fardawsa inuu geeyo.

Samir iyo iimaana ha ka siiyo Ehelkeedii iyo qarabadii ,khaasatan Caruurteeda Ilma Axmed Sahal oo dhamaantood jooga dalka dibadiisa iyo gudihiisaba,waxaan leeyahay ilaahay samir iyo iimaan ha inaga wada siiyo,iyadana ha u naxariisto.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN.