Advertisement

Wararka

Garaad C/salaan Xasan oo waraysi Siiyey SRNews kana war bixinaya hawlihii u qabsoomayintii ay wadeen nabadaynta Sarmanyo iyo taleex

U dir saaxiib Daabaco Add Comment

Garaad_C_salaan

Garaad C/salaan Xasan wuxuu kamid yaay Ergada nabadaynta ee ku sugan Degmada taleex ee ka shaqaynayey mashaqadii dhawaan ka dhacday inta u dhaxaysa Taleex iyo Sarmaanyo waxaanu ka waraysanay Xaalku meesha uu hada u marayo isagoo ku sugan degmada taleex e gobolka sool ,

waxaa kaloo garaadku noo sheegay in ay shir geli doonaan isla markaana qodobolaga soo saari doono

ha ka fogan SR News Si aad ula Socoto Warbixintii ugu danbeysey ee Shirkaasi.

Halkan ka dhagayso…

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Hal Faallo