Advertisement

Wararka

Caaqil Cismaan Caaqil cabdullaahi oo baaq nabadeedugu baaqay Beelaha walalaha ahee masiibadui ku dhexmartay Duleedka Sarmanyo Tacsina udiray eheladii tacsidu soo wajahday.

U dir saaxiib Daabaco Add Comment
Anigoo ah Caaqil Cismaan Caaqil cabdullaahi, ahna caaqilka deegaanka Sarmaanyo ee Taleex District. Isla markaana ku hadlaya codka beesha aan caaqilka u ahay. Waxaan halkan fariin tacsi iyo baaq isugu jirta ka soo gudbinayaa masiibadii dhimashada iyo dhaawacaba lahayd ee ka dhacday deegaanka degmada taleex, aagga Sarmaanyo maalintii jimcaha Nov.19.

 
 

 

Hal Faallo