Jaalliyadaha SSC ee Aduunka Oo Tacsi Diraya
Qore moha
T: Wednesday, September 8, 2010 - 1:03 pm
| |
| |
London(SR NEWS)Dhamaan Jaalliyadaha SSC ee kala jooga aduunka dacaladiisu waxay iyagoo ka tiiraanyaysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timi hooyo Caasha Yuusuf Aadan tacsi u dirayaan dhamaan ehelkii iyo qaraabadii marxuumada, waxay si gaara tacsi ugu dirayaan Xoghayaha Arimaha Dibeda ee SSC prof. Maxamud Cali Jaamac iyo dhamaan qoyska Reer Cali Jaamac Wadaad. Waxayna Illaahay ka baryayaan inuu marxuumada janadii ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo. |