Advertisement

Wararka

Shir Muhiima Oo Sabtida Soo Socota Ka Furmidoona Minneapolis

U dir saaxiib Daabaco Add Comment
Shir Muhiima Oo Sabtida Soo Socota Ka Furmidoona Minneapolis
Written by Jidbaale.com   
Wednesday, 08 September 2010 02:16
 

Minneapolis(Jidbaale.com);-  Caasimada gobolka Minnesota ee Minneapolis  ayaa  sabtida inagu soo aadan waxaa ka furmidoona shir balaadhan oo ay ka qaybgelidoonaan masuuliyiinta SSC ee gobolada Minnesota , California iyo dhamaan bulsha weynta SSC ee ku dhaqan gobolka Minnesota iyo nawaaxigiisa.

Sida ku xusan war qoraala oo ka soo baxay xafiiska Gudoomiyaha Jaalliyada SSC ee  Gobolka Minnesota  ayaa lagu wargaliyay dhamaan  muwaadiniinta SSC inay ka soo qayb galaan shirkan. Wixii faahfaahina ee la xidhiidha shirka waxaad wacdaa xafiiska gudoomiyaha Jaalliyada SSC ee Minnesota mudane; Cabdisalaan Cali Saleebaan (Najax)  612-636-3282.  

 Shirku Wuxuu dhacayaa September 11, 2010

Wakhtiguna waa 5:00 PM (Minneapolis Time)

Madashuna waa goobta caanka ku ah shirarka ee Taj Mahal  kuna taal Cedar Ave.