Wararka
taliyihii xabsigii dhexe ee laascaanood oo la dilay iyo ilaaladiisii oo la dhaawacay
waxaa caawa lagu dilay gudaha magaaladda laascaanood taliyihii xabsiga dhexe ee magaaladda laascaanood Marxuum cabdi ciise nuur.
dilka taliyahan ayaa imaanaya xili uu ka soo kicitimay xaafadiisa kuna soo jeeday dhanka suuqa,waxaa kalee dhaawacyo ay soo gaadheen ilaaladiisii xili ay wada saarnaayeen gaadhiga taliayaha,
taliayahan la dilay ayaan weli saraakiisha ciidamadu aysan ka bixin wax fdaahfaahina,dilkiisa iyo cidii ka danbeysey dilka taliayaha,magaaladda laascaanood ayaa waxaa kusoo badanaya dilalka qorshaysan ee lagula kacayo saraakiisha dowladda.
?
dilka taliayahan ayaa imaanaya xili hore loo dilay 3 maarxuun oo ka tirsanaan jiray maamulka somaliland,waxaa hore loo dilay
1-taliyihii dardar gelinta ciidamada booliska \Marxuun suxufi
2-mid kamid ahaan jiray sirdoonka somalialand oo lagu magacaabi jiray gadhcase
3-gudoomiyihii maxkamadda racfaanka ee gobolka sool saleebaan jaamac *Saleebaan dheere*
4- iyo taliyihii xabsiga dhexe ee magaaladda laascaanood oo caawa la dilay.


inaa ilahay wa inaa ilahay raajucuun marxuumka ilahay haw naxaasirto. kolay nin dirac soo xidhbaa oo gaaadee. tolow somalidii hore geesiyiin bay badankoodu ahaan jireen ee iimika maxaa ku dhacay, nin toos kula dagalamayaa kuma jiro imika. bal eeg alshabab taliyoohodii baa dirac xidhan oo hadan ku odhanaya waan kula dagalamayaa. ssc da eeg intoo magaladoodii lagu yimid baa la leyey bal kii ninow soo istaag banank,a markaasay intooy is qariyaa hadan dhabarka raga ka toogaayaa. waa duni aakh samaan. raagii raga ahaan sida sayid kii british kaa oo awayda lahayee la oogaa ayuu u babac dhigay, bal snm eeg afwayne iyo duufaradiisii ayeye malin cad soo eryadeen. hadab ragii ma raganaa ka babeyey dirac soo xidhmayaa. kkkkkkkkkkkkk