Wararka
Wareysi xasaasi ah uu la yeeshay wariye xasan wali guure safiirka soomaaliya u fa dhiya dalka sudaan Brof mahdi abuubakar maxamuud
Wareysigaani ayuu safiirka soomaaliya u fadhiya dalka suudaan Brof mahdi abuubakar maxamuud kaga hadalay safarkii madaxweyne shariif iyo xiriirka u dhaxeeya dowladaha soomaaliya iyo suudaan. waxaana xafiiskiida su aalo dhowr ah ku weydiiyay wariye xasan wali guure
Mudane Brof mahdi abuubakar maxamuud waxaad iiga waranta safarka madaxweynaha iyo waxyaabaha dhabta ah oo laxariira?
Safarka maxweynaha wuxuu ku saabsanaa xoojinta xiriirka labada dal iyo adkeenta mirihii ka dhashay kulamadii kan ka horeeyay.
su aasha labaad’ Yuu lakumay madaxweynaha kadib markii uu soogaaray khartuum iyo cida ku wehlineyday safarkiisa?
Madaxweynaha waxaa safarkiisa ku wehlinayay wafdi ka kooban todoba xubnood uu kamid ahaa wasiirka arimaha gudaha shiikh c/qaadir cali cumar laba xubnoo oo katirsan xubnaha baar lamaanka waxaana waxaana siheer sara loogu soo dhaweeyay garoonka caasimada khartuum iyadoo ladajiyay hotelka hilitoon kadibna madaxweyne shariif kulan afur iyo casho sharaf ah laqaatay caumar xasan al-Bashiir xarunta madaxtooyada.
su aasha sadaxaad muxuu ka codsaday madaxweyne shariif dhigiisa dalka suudaan?
Wuxuu ka codsaday madaxweyne shariif dowlada suudaan in ay sii laba laabto taageerada nuuc walba ah ay siido dowlada soomaaliya iyo umada soomaaliyeed.
su aasha afaraad maxaa ka jira in uu madaxweyne shariif uu dowlada suudaan ka dalbaday taageero ciidan?
taasi wx ka majiraan waana mid aan xaqiiq aanan ehey nin
su aasha shanaad maxaa ka jira xiriika mad madow ee u dhaxeeyaydowladaha soomaaliya iyo suudaan?
taasina asiga uu madaxweyne shariif kulama ku aadayay dalaka caalamka uu ka soo qeyb gali waaye caleema saarkii madxweyne shariif?
hadalkaasi waa hadal aan sal iyo raad toona leheynin labada dowladood waxaa ka dhexeeya xiriir sal aday xili gii caleema saarka uu dhacayay maxaweynaha muxuu ku mashquul sanaa dalka uu xilaa ku jiray xaalada dag dag ah
kaasina wxuu ahaa safiirka soomaaliya ee dalka suudaan Brof mahdi abuubakar maxamuud oo iigu waramayay xafiiskiisa uu kuleeyahay xarunta safaada soomaaliya
wariye xasan wali guure

