Wararka
Wasiirka warfaafinta Eng yariisow oo kulamo kulaleh magaalada Naibi mas’uuliyiin katirsan beesha caalamka.
Nairobi: Wasiirka warfaafinta dowlada fadaraalka soomaaliyeed ENG.C\Raxmaan yarisow oo booqasho kujoogo magaalada Nairobi ee dalka kenya ayaa bilaabay howlo uu ku dar dar galinayo howlaha shaqo ee wsaarada warfaaffinta dowlada soomaaliyeed oo dhawaan loo magacaabay.
Eng yarisow ayaa magaalada nairobi ee xarunta dalka kenya kulaqaatay kulamo gooni gooni ah mas;uuliyiin katir san beesha caalamka kuwaa oo kudoonayo in uu taageero dhanak horimarinta wasaarada warfaafinta ee dowlada soomaliya
Wasiirka ayaa shalay kulan laqaatay kuxigeenka xogayaha guud ee qaramada midowbay margaret
Oo ay iskula sooqaadeen xaalada cakiran ee kajirta dalka soomaliya asiga oo wasiirka kaga war bixiyay sida ay saxafiyiinta soomaaliyeed ugu hoolgalaan xaalada adag ee ka taag dalka soomaaliya.
Eng yariisow ayaa sidookale kulamo laqaatay masooliyiin katirsan AMISON gaar ahaan xafiiska ay ku leeyihiin magaalada nairobi asiga oo kala hadlay xariirka warfaafiniid ee u dhaxeeya wasaarada warfaafin dowalada soomaaliya iyo AMISON , iyo sidii looga shaqeen lahaa horor marinta labada dhinac
Kulankaani uu la leeyahay E ng : yariisow beesha caalamka ayaa ah kulan kii ugu horeeyay uulaqaato beesha caalamka laqaato beesha caalamka tan iyo markii loo magacaabay xilka wasiirka warfaafinta dowlada soomaaliya taa uu ku doonaya taageero buuxda ay hesho wasaaradiisa.
Sarmaanyo.com

