Advertisement

Wararka

Kooxa hubeysan oo xalay weerar dhimasho iyo dhaawac geestay ku qaaday ciidamo kentaati ahoo kusugnaa xadka soomaaliya iyo kenya.

U dir saaxiib Daabaco Add Comment

Nairobi:- Koox hubeysan ayaa weerar qasaaro geestay kuqaaday ciidamo  keenyaati oo kusugnaa deegaan kuyaala xadka ay waagaan Soomaaliya iyo Kenya.

waxaana halkaasi ay kudileen kooxihii weeraraka soo qaaday sarkaal i keenyaati ah,  halka ay ku dhaawacmeen lobo askari oo isa ciidamada kenya katirsan. 

dowlada kenya ayaa soo buux dhaafisay xuduuda ay lawadaagto soomaaliya ciidamo aad ufaraban,

waxaana la sheegay kooxaha weerarka sooqaaday in ay kayimaadeen jubada hoosae, halkaasi oo ay gacanta ku hayaan xarakada alshabaab.

hayeeshee weeraradani ayaa imaanaya xili ciidama kenya ay holgalo kabilaabeen magaalooyinka nairobi iyo mansheera  wixii kadembeeyay qaraxyadii ka dhacay magaalada kampala islamarkaana sheegteen xarakada al shabaab ayaa waxaa taas kubaraarugay ciidamada  dalka kenya oo bilaabay holgalo amaanka ay kusagayaan.

sidookale weerar kii xalay lagu qaaday deegaanka libooya ee xadka kenya ayaa ku aadaya, xili maalmaha soosacda lagu wado

an uu madaxweynaha kenya wmai kibaki uu booqdo magaalada gaarisa ee gobolka woqoyi bari.