Wararka
ciidamada amaanka dalka ugaanda oo maanta qabqabtay ku dhawaad 40-qof oo 20 tan kamid ah soomaalitahay.
kadib howlgalo oo ay maanta ay sameeyeen ciidamada amaanka dalka uganda
xaafado dhor ah oo katirsan magaalada kampala ee dalka uganda ayay gacanta kusoo dhigeen 40_qof oo 20 kamid ah yihiin soomaali looga shakiyay falal amaandari ah
holgalkaani oo ay kasameeyeen ciidamada amaanka dalka uganda xaafado oo ay ku badan yihiin soomaalida.
waxayna ciidamada amanka uganda ay gacanta kusoo dhigeen dad jin siyadooda kaladuwantay islamarkaana ukala dhashay dalalka Soomaali, Itoobiya, Eritere Hindi, Pakistan iyo Suudaan, waxaana ugu badan dadka Sooamaalida oo 20-qof kudhawaad ay gacanta ku soo dhigeen ciidamada amaanka dalka uganda.
dadkaani looga shakiyay falalka amaan darida ah ayaa ciidamada amaanka waxey dhigeen saldhiga magaalada kampala ee dalka uganda.
holagaladi ay sameynayaan ciidamada amaanka dalka uganda xili uu magaalada kampala uu ka socdo shirkii 15- ee madaxda africa,
iyadoo sidoo kale qaraxyo gil gilay islamarkaana qasaara geestay uu ka dhacay magaalada kamapala ee xarunta dalka uganda todo baad yadii lasoo dhaafay.
hayeeshee ciidamada amaanka ee dalka uganga ayaaa lagu arkayaaa iyagoo foo jigan islamarkaan iska ilaalinaya qaraxyo markala ka dhaca magalaada kampala.

