Advertisement

Kaydka Warka

Arkiifiyada ‘Wararka’ Category

BISHAARO BISHAARO,dadweynaha reer UK iyo xafladii sanadka oo loo qabanayo Khaatumo state of somalia

London,(sarmaanyo.com)- Waxaa la ogeysiinayaa ummadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London, in la qabanayo Xafladii sanadka taasoo taageero Khaatumo State,xafladan oo aan mid la mid ahi hore uga dhicin london ayaad kala kulmi doontaa, madadaalo… Sii akhri

Halyeeyadii qaranka soomaaliyeed Saado Cali Warsame iyo heestii cusbayd ee kibirkii maxaa helay!!!!

Sarmaanyo.com:-Fanaanadii qaranka soomaaliyeed iyo sidii lagu yaqaanay heesaheeda,ayaa waxaa ugu dambaysay heestii la magac baxday kibrkii maxaa helay ,ee hoos ka… Sii akhri

Faah faahin ku saabsan Qaraxa Baladweyne

Sarmaanyo.com: Breaking News

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qaraxii ay saakay magaalada Baladweyne ka geysteen malleeshiyada Al-Shabaab, kaasi oo lala beegsaday xarun ay ciidammada Ethiopia ku sugnaayeen. Wararka laga helayo magaalada Baladweyne ee xarunta… Sii akhri

HAMBALYO Dhalashada Maxamed khaatumo.

           Dhalasho cawo iyo ayaan leh Anagoo kala  ayeeyo canab, ayeeyo khadiijo, ayeeyo xaliimo,hooyo aamina, hooyo saynab maxamed maxamuud goole iyo dhamaan reer maxamed maxamuud goole, habo ruqiya cali dheere, yurub cumar cali,… Sii akhri

Madaxdii iyo maamulkii khatumo state of somalia oo lagu dhawaaqay, badankoodana la dhaariyey.

Taleex,(sarmaanyo.com)- Waxaa hadda lagaga dhawaaqay Berdaha Khaatumo ee Magaalada Taleex, xubnaha hogaanka u qabanaya maamulka Khaatumo- xubnahan ayaa la sheegay inay xilka haynayaan muddo gaadhaysa 18 bilood, si looga baxo xaalada adag ee… Sii akhri

BBC oo ka waraysatay Maxamed Cali Cilmi weerarkii dhinaca internet ka ee Kenya (Cod)

Laanta afka Soomaaliga ee BBC ayaa ka xog waraysatay Maxamed Cali Cilmi oo ku xeel dheer dhinaca shabakadaha internet-ka weerar lagu soo qaaday website-yada dawlada Kenya. Weerarkan ayaa sababay in hawada laga soo in ka badan 100 shabakadood oo… Sii akhri

Somali Channel oo Ka jawaabay eedeynta shirka Taleex (Dhagayso)

Maammulka Taleefishinka Somali Channel ayaa ka jawaabay eedeyan loo soo jeediyay oo ku sabasan hakinta wararka shirka Khaatumo ee Taleex ka socda. Somali Channel ayaa ku tilmaamay eedeyntaasi waxba kama jiraan iyagoo sheegay in ay muddaddii… Sii akhri

Qabanqaabadda Xafladda Lagu maamusayo Maamul goboleedka KHAATUMO STATE OF SOMALIA ee london,iyo heestii KHAATUMO loo igmaday abwaan C/xakiin Aadan xasan RUUSH.

Qabanqaabadda Xafladda Lagu maamusayo Maamul goboleedka KHAATUMO    STATE OF SOMALIA ee  london,iyo heestii KHAATUMO loo igmaday abwaan C/xakiin Aadan xasan  RUUSH. Sarmaanyo.com :- Qabanqaabadda Xafladda Lagu maamusayo Maamul goboleedka… Sii akhri

HEESTII MAANSHA ALLAH iyo FANAANADII QARANKA SOOMALIYEED SAADO CALI .daawo oo maqal.

Sii akhri

Maamulka Goboleedka beesha S.S.C oo lagu dhawaaqay.

 Sarmaanyo.com :-KA dib codayn saaka ka dhacday,madasha shirka ee khaatumo2 ee Berde Khaatumo ee magaaladda taariikhiga ah ee taleex ayaa guurtidii iyo ergooyinkii SSC ku go,aansadeen in maamul goboleedkaa lagu magacaabo KHAATUMO STATE OF… Sii akhri