Kaydka Warka
Arkiifiyada ‘Technology’ Category
Dowlada Maraykanka oo dhisaysa xarumo Nuclear koronto laga dhaliyo.
Dowlada Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday dhismaha labo xarun oo waaweyn oo tamarta Nuclear-ka kororntada looga dhaliyo kuwaas oo sida ay saraakiil sarsare oo ka tirsan aqalka cad ee Maraykanka laga dhisayo gobolka Goargia ee wadanka… Sii akhri
China oo albaabada isugu dhufatay qaar ka tirsan goobaha Burcad Internet-ka ee wadankaasi.
Dowlada China ayaa maalmihii ugu dabeeyay gudaha wadankeeda waxaa ay albaabada isugu dhufunaysay iskuulada Burcada Inertnat-ka sida ay warbaahinta wadankaasi ay soo tabinaysay xili wadankaasi ay shirkada badan oo caalamka ah ay ka qaylinayaan… Sii akhri
Microsoft oo Saxaysa Cillad 17-jir ah
Shirkadda Microsoft ee farsamaysa nidaamka computer-radu ku shaqeeyaan ee Windows ayaa markii ugu horreysay waxaa lagu wadaa in ay saxdo cillad 17-jir ah oo soo jiitamaysay illaa iyo xilligii DOS-ka. Cilladdaan ayaa ahayd mid ka qarsoon… Sii akhri
Shirkadda Apple oo Shaacisay Buugaag Computer ah (iPad)
Shirkadda Apple oo horey u lahayd mobile-ka caanka ah ee iPhone, Operating System-ka & computer-ka Mac iyo qalabka MP3/MP4-ka lagu dhegeysto ee iPod ayaa daaha ka qaadday farsamo cusub oo looga maarmayo buugaagtii waraaqaha ahaa. iPad, oo… Sii akhri
NOKIA N900 oo Qaatay Browser-ka Firefox Mobile
Shirkadda Mozilla ee samaysa browser-ka (program-ka website-yada lagu daalacdo) caanka ah ee Firefox ayaa markii ugu horreysey gaaray in loo adeegsado taleefoonada gacanta lagu qaato ee loo yaqaan “mobile”. Firefox Mobile oo loogu magac daray… Sii akhri
