Inaal ilaahi wa inlaailayhi raajucuun Allah ya araxma raaximiin
Anagoo ah Qoyska reer Xaaji Muuse Ciise Afay iyo dhamaan reer Maxmed Yusuf Climi iyo reer Saleebaan Yusuf Cilmi Geedeeye waxaan tacsi Murugo leh u dirynaa dhamaan reer Khaliif Xaaji faarax Khaliif baadiye iyo dhamaan reer cali dheeg geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Hooyo& Eedo Xaawa Cali DHeeg Xalay ku geeriyoo tay Cariga Marykanka ilaahay janatu fardowsa ha ka waraabiyo kitaabkeeda midigta ha uga dhiibo, dhamaan caruurtii, ehelkii iyo Sooomali weynba ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo Aamaiin Aaamiin Aaamiin