INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Hadaanu nahay qurba joogta beesha Yaxye Cabdalle ee wadanka Sweden waxaan halkaan si wadjir ah

uga soo tacsiyadeyneynaa dhamman Qoyskii, Eheladii iyo dhamaan dadka Soomaaliyeed ee uu ka wada geeriyooday Chief Caaqil Xasan Cawed Guuleeda (guunje) Waxaan Allah (SWT) uga baryeynaa Marxuum Chief Caaqil Xasan Cawed Guuleeda (guunje) inuu Naxariistiisa Janno ka waraabiyo. Qoyskii, Ehelladii, Asxaabtii iyo umada Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodey Samir iyo iimaan ka siiyo. “Aamiin” Waxaana tacsida soodiry dadkan hoos kuqoran

1. Cabdirisaaq maxamed faarax iyo qoyskiisa .

2. Mubaarak cabdiraxmaan yuusuf(gadhle) iyo qoyskiisa

3. Sh Maxamed Aadan cali axdar iyo reerkiisa.

4. Faysal cabdilaahi cali

5. Cabdifataax Siciid Maxamed cawul (duulduul)

6. Maxamed cabdi jabane

7. Axmednuur Cabdiraxmaan Yuusuf.(gadhle)

8. Maxamuud Cabdi Jabane.

9. Oday Maxamed xasan shucayb

10. Hibaaq Maxamuud xaaji Ibraahim (ina mashqac)

11.Cabdikhaalaq Maxamed Jaamac ( ina orhaye)

12. Aamina yuusuf xaaji maxamuud.

13. Sahal abdirahman yusuf(gadhle)