Tacsi:- Samsam Maxamed cilmi Dhuuto oo ku geeriyootay magaalada london
Inaa lilaahi waa inaa ilaahi raajucuun waxaa halkan tacsi tiraanyo leh kadiraya jaaliyada khaatumo state of somalia ee uk geeridii kutimid marxuumada Samsam Maxamed Cilmi warsame oo kugeeriyootay06 05 2012 magalada London ee uk waxaanu leenahay eheladii iyo qaraabadii ilaahay samir iyo imaan ha idinka siiyo amiin amiin.
Waxaanu halkan si gaara ugu tacsiyadaaynaynaa dhamaan reer cilmi warsame dhamaan reer adan warsame iyo dhamaan reer cali buraale waxaa sigaara ah loogu tacsiyadaynayaa odaygeedii Wasiir kusixgenka Khayraadka dabiiciga e Maamulka Khaatumo State of Somalia cabdi farax mahad (Cabdi shube) iyo adeerkeed maxamud cilmi warsame
Aadan cabdi dhalac
Jamac ali warsame
Maxamud camir cawad
Xassan sheekh( walalac )
Cali diraac ( Aw sahal )
Xussen maxamud faarax
Ciise maxamud camir
Xussen maxamud faarax
Maxamed faarax cade ( Halaj )
Abshir maxamed ismaciil ( naasadiid)
Yaasiin maxamed yuusuf ( dheere )
Cabdi kariin xuseen ( carab )
Mohamed cabdi ( koosafare )
Guleed xassan haybee
Cabdi hiri aadan ( Dhad )
Ayaanle maxamed yuusuf
Maxamed jibriil yusuuf
Cabdi maxamed bulaale
Saciid Xasan Saleeban (Geedeye)
jaamac ibraahim xassan (higis)
Maxamed maxamud cumar ( mursal )
Ibrahim cabdi ( Burameeye )
Cabdi salam xasan ( madoobe )
Maxamed ( duulqas )
Cali diraac ( Aw sahal