waxaan tacsi udiraynaa reerkii uu ka geeriyooday maxamed axmed oo ku geeriyooday magalada lasanod

waxaaa tacsi tiraanyo leh udiraynaa dhamaan qoyskii uu ka geeriyooday  axmed maxamed c/ gaas oo ku geeriyooday magaalada lasanod ilahay naxariisti jano haka waraabiyo aaaamiiin 

Magacyadda

  • Faarax reygal maxamuud
  • Cali reygal maxamuud
  • Xasan reygal maxamuud
  • Racwi reygal maxamuud
  • Sahra reygal maxamuud
  • Canab reygal maxamuud
  • Qaali reygal maxamuud
  • Cawaale jaamac raygal
  • Cabdicasiis cabdiraxmaan raygal
  • Maxamed cawil raygal
  • Yaasmiin cawil raygal
  • Sacdiya cabdiraxmaan raygal
  • Jaamac ismaaciil raygal
  • Jaamac cali raygal
  • Nageeye cali raygal
  • Aamina reygal maxamuud
  • Cabdilaahi cawaalejaamac raygal

Iyo dhamaan reer axmed aw jaamac shuuriye,ardayda,maamulka machadka tababarka caafimaadka G\sool.

prepared By: Salma Ismail H. Suleyman {Salma Golden}