Advertisement

Tacsi

Tacsi Tiiranyo leh oo loo diray Abihii waxbarashada ee Saleeban dheere oo ay u direen Ardayda iyo macalimiinta SIHS

U dir saaxiib Daabaco Add Comment
calimiinta

calimiinta

Guud ahaan mamulka macalimiinta iyo ardayda maxadka tababarka caafimaadka ee gobolka sool Sool Institute of Health Science (SIHS) waxay tacsi tiiraanyo iyo naxdin leh udirayaan alle ha unaxariistee Aabihii waxbarashada gobolada SSC Salebaan Jamac Hayaan (Dheere).

Macalimiinta Collegeka Waxbarashada Cafimaadka Ee SIHS:-
1. Mamulaha maxadka Drs Amina Hassan Xuseen
2.Dr.Ibraahim Obsiye Elmi.
3. Dr.C/raxman Maxamud Cali.
4. Dr.C/nuur maxamad cismaan.
5. Drs.Samsam Dualle muse
6. Eng Abdisamed Ahmed Dabayl
7.Bile haybe Diriye

Sidoo kale waxaa diraya tacsida mid lamida diraya dhamaan ardaydaa wax kabarata maxadka labadiisa dufcadood ba waxayna dhamaan maxadka cafimaadka oo isku duuban ilahay uga baryayaan marxuumka inuu naxariista jano ilahy kawaraabiyo qoyskii eheladii asxaabtii iyo guud ahaanba bulshowayntii ssc ee uu kageeriyoodayna waxaan ilahay samir iyo iimaan dheerada hakasiiyo.
1. Seynab Yusuf Haybe
2.Dualle Abdisamed Ahmed
3. Hassan Musse Botan
4. Mohamed Abdirahman Mohamud.
5. Maxamad Khadar Cali.
6. Ruqiya C/samad C/laahi.
7. Hamda Maxamuud Cabdi.
8. C/casiis Ciise Ibraahim.
9. Salma Yusuf Habe
10. Farduus Maxamad Maxamud
11.Maxamuud Cali Nuur.
12. Maxamad C/raxman Cilmi.
13. Maxamuud Ibraahim Jamac.
14. C/risaaq C/raxman Axmad. (CadCeed)
15.Maxamad C/raxman Ibraahim.
16. Caasha Xasan Cismaan
17.Fadumo Cabdi Daahir
18. Shukri Cawil Sulaymaan.
19. Siccdo Cali cilmi.

20. Hinda Jamac Mahdi.

21. Abdilaahi Abdicasiis Abdiraxmaan.

22. Abdillahi Musse Jama

23. Hodan Adan Aidid

24. Ismahan Maxamed Osman

25. Deeqa C/raxmaan Jamac. (Quman)

26. Zaynab Abdirahman Calawash.

Waxay Dhamaan u Ardayda iyo macalimiintuba u dirayaan qaraabadii uu ka dhintay marxuumku samir iyo imaanba alle ha idinka siiyo.

Sarmaanyo.com