Advertisement

Tacsi

Tacsi tiiraanyo leh

U dir saaxiib Daabaco Add Comment
tacsi

tacsi

khartuum Dhammaan ardayda soomaaliyeed ee wax kabarta dalka sudan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan walaalkood ” Cabdicasiis Sheikh Abuukar kurus makare abaahii Sheikh abuukar kurus makaro iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuumkaasi asiga oo ku geeriyooday cariga soomaaliya gaar ahaan magaala madaxda muqdisho.

Marka ay ahayd maalintii sabtida taariikhda ku beegneyd 10/7/2010 waxeyna alle uga baryayaan dhamaan eheladii uu ka geeriyooday marxuumka inuu janadii eebe ka waraabiyo

Cabdinaasir Cabdullahi Maxamuud

Cabdishakuur axmed gacal

Yaxye Cabdiraxmaan dhuxulow

Isxaaq cabdi yuusuf

Mahdi daaahir warsame

Maxamed xaashi xasan xaad

Dr:cabdirisaaq cali barre

Wariye fiidow maxamuud fiidow

Wariye anwar bakhiit

Qore Saacid cumar axmed

Cabdiqani cabdullahi maxamed

Ciise cabdikariim maxamed

cabdinaasir maxamuud xasan (ilkacade)

Abuukar salaad maxamuud

Ismaaciil yuusuf

Maxamed cabdi cawaale

Cabdullahi cabdi kulane

Maxamed aadan xasan

Maxamed deeq cabdi dhicisow

Maxamed abuukar axmed (indhagiire)

Guuleed cabullahi raage

Maxamed Xasan Maxamed (tacshiir)

cali maxamed cali xaayow (cali diyeeshe)

Maxamed xaashi fiidow

Ugaas Yoonis Nuur Faarax

Dhanka Dumarka

Nicmo Axmed Gacal

Laylo Sheikh Faarax

Maryan Cali Cabi

Asma Cabdiraxmaan Dhuxulow

Samiiro Maxamed Cumar sandheere

Sacdiyo Maxamed Cabdi jiijiile

Drs: Caasha Cabdiraxmaan Dhuxulow

Wariye: Maaida Cali Cabdi

Drs: Samiiro Aadan Xasan

Fardowso Axmed wehliye

Drs: Shukri Ciise (Shacni)

Drs: Yaasmiin Aadan Xasan

Drs: Iqro Cabdi xaashi

khartuum suudaan

Sarmaanyo.com