Tacsi
Tacsi: Axmed Cumar Azhari

Tacsi: Axmed Cumar Azhari
Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Waxaa maanta (11 July, 2010) magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku geeriyooday Axmed Cumar Azhari oo ahaa taariikhyahan Soomaaliyeed laga wada yaqaannay dhammaanba dhulka Soomaalidu degto.
Dhammaanba bahda Sarmaanyo.com u dirayaan tacsi eheladii, asxaabtii iyo dhammaaba ummadda Soomaaliyeed ee uu marxuumku ka geeriyooday, marxuumkana waxaan Eebbe Wayne uga baryaynaa in uu Jannadii Fardowsa ka waraabiyo.


Inaa Lilaahi wa inaa Ilayhi Raajucuun…. Waxaan halkan tacsi ugu dirayaa qoyskii iyo eheladdii uu ka geeriyooday Dr Axmed Cumar Azahari… Ilaahay janadii ha geeyo…