Kaydka Warka
Arkiifiyada ‘Tacsi’ Category
Wariye Cismaan Cabdinuur Xaashi oo tacsi udiraya Eheladii iyo qarabadii ay ka geriyootay Aamina ibraahin Maxamed
Wariye Cismaan Cabdinuur Xaashi ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya, eheladii, asxaabtii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay AAMINA IBRAAHIM MAXAMED oo Shalay ku Geeriyootay Magaalada laascaanood Waxaana ilaahay uga baryayaa janatul fardawsa inuu… Sii akhri
Inaalilaahi Wa Ina Ilayhi Raajicuun
Anigoo ah Xasan-Ilyaas Maxamuud , kuna hadlaaya magaca Reer Maxamuud Yuusuf Dheere iyo Hooyo Khadra Saleebaan, waxaan halkan tacsi uga dirayaa Dhamaan reer Warsame Seeraar oo odey Warsame Seeraar , C/Risaaq Warsame Seeraar ( Ruush) iyo… Sii akhri
Tacsi Tiiranyo leh oo loo diray Xuseen Cige Xirsi ku geeriyooday caasimadda dalka Kenya magaalada Nairobi .
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamud Cisaman Garaad Maxamud Maxamed Jaamac Cashuur Garaad Mohamud Garaad Mahamed (qaw) Aden Garaad Mohamed Ahmed Yusuf Garaad Nasra Yusuf Garaad Xildhibaan,Saadiq Abshir Garaad Dr.Mohamed Xasan… Sii akhri
Tacsi iyo Taarkh nololeedkii Marxuum Sh. Maxamed Sh. Cumar Sh. Cabdilaahi.
(Inaa Li-Laahi Wa-Innaa Ileyhi Raajicuun!!!) Waxaan halkan Tacsi uga dirayaa Qoyskii & eheladii uu ka geeryooday alla ha u naxariistee Marxuun/ Sh Moxamed Sh Cumar Sh cabdillaahi , oo 25/07/2010 ku geeryooday Magaalada Tabuuk ee dalka… Sii akhri
Tacsi ka timid Jaaliyada Arizona ee wadanka USA kuna socota Qoyskii iyo Eheladii Shiikh Maxamed Shiikh Cumar ka geriyoda
waxaa nuqul tacsi ah na soo gaadhsiiyey Jaaliyada SSC ee Gobolka Arizona ee wadanka Marykankan waxayna u qoron tahay sidan Inaa lilaahi wa inaa ileyhi rajucuun geeridu waa xaq. 1.haji mohamed haji ismail 2 aden hassan mohamed 3… Sii akhri
Tacsi tiiraanyo leh: Hooyo Xaawa Maxamed Xaashi
Garaad Saleebaan garaad maxamed iyo xaaskiisa Axmed Saleebaan iyo xaaskiisa Cabdiraxmaan xaji nur iyo xaaskiisa Maxamud xaji nuur iyo xaaskiisa Maxamed jamac cashuur iyo xaaskiisa Xuseen xaash xasan iyo xaaskiisa Sadiiq abshiir… Sii akhri
Tacsi Tiiranyo leh oo loo diray Abihii waxbarashada ee Saleeban dheere oo ay u direen Ardayda iyo macalimiinta SIHS
Guud ahaan mamulka macalimiinta iyo ardayda maxadka tababarka caafimaadka ee gobolka sool Sool Institute of Health Science (SIHS) waxay tacsi tiiraanyo iyo naxdin leh udirayaan alle ha unaxariistee Aabihii waxbarashada gobolada SSC Salebaan… Sii akhri
Tacsi tiiraanyo leh
khartuum Dhammaan ardayda soomaaliyeed ee wax kabarta dalka sudan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan walaalkood ” Cabdicasiis Sheikh Abuukar kurus makare abaahii Sheikh abuukar kurus makaro iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuumkaasi asiga oo… Sii akhri
Tacsi: Axmed Cumar Azhari
Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Waxaa maanta (11 July, 2010) magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku geeriyooday Axmed Cumar Azhari oo ahaa taariikhyahan Soomaaliyeed laga wada yaqaannay dhammaanba dhulka Soomaalidu… Sii akhri
TACSI Inaalilaahu wa inaa ilayhi raajucuun
Dhamaan Jaalliyadda Maxamuud ugaadhyahan ee qurba joogta oo ay u horeeyaan Caaqil C/risaaq Maxamed Xasan Falaalug iyo Caaqil Cismaan C/laahi Gaabay, Dhamaan reer Cartan Maxamed. Waxay iyagoo ka tiiraanyaysan tacsi u dirayaan Adeer… Sii akhri
