Kaydka Warka
Arkiifiyada ‘Seria A’ Category
Mourinho: ‘Sidii Ibra uga tegeyba Inter waa fiicnayd’
Ninka layliya kooxda kubadda cagta ee Internazionale, Jose Mourinho ayaa sheegay in naadigiisu uu horumar gaaray illaa iyo markii ay Zalatan Ibrahimovich ka gadeen FC Barcelona, xagaagii la soo dhaafay. Zalatan Ibrahimović ayaa Barcelona ugu… Sii akhri
