Advertisement

Premier League

Sir Alex oo Hargreaves ugu Baaqay inuu sii Joogo Man United

U dir saaxiib Daabaco Add Comment
Sir Alex Ferguson & Owen Hargreaves

Sir Alex Ferguson & Owen Hargreaves

Macalinka layliya kooxda kubada gacta ee man united Sir Alex Ferguson oo ugu baaqay xidiga dhaawaca dheer hareeyay ee naadiga man united Owen Hargreaves inuu iska sii joogo naadigiisa maadaama uu iminka dhaawicii oo kasoo bog sooday.

Halkaani kasoo yeeray macalin Sir Alex Ferguson ayaa waxa uu imaanayaa xili ciyaaryahankana ay doonayso naadiga AC Milan ee kadhisan wadanka talyaaniga

Madax waynaha naadiga AC Milan Silivio Berlascuni ahna Resal wasaaraha dalka talyaaniga ayaa waxa uu sheegay inuu ciyaaryahankaani looga baahan yahay kooxdiisa si uu ugu soo biiro xidigaha waa weeyn ee khadka dhexe ugu cayaaro naadiga AC Milan.

Sir Alex Ferguson ayaa ciyaaryahan Owen Hargreaves mar uu tababarka ay kusamay nayeen garoonkooda uu uu dhamaanday ayaa waxaa uu macalinka wada hadalo labadooda dhex maray ugu baaqay inuu naadigiida iska sii joogo dhaawacan hadii siway uu uga bog soodo boos joogta ah uga bal qaaday naadiga.

Owen Hargreaves oo isagoo qoslaayo maclinka kuyiri hada go, aan ma gaari karo maxaa yeelay dhaawicii aan qabay siway ugama bog soonin walow oo uu caafimaad keeyga sareeyo markaan reesto kadib ayaan go,aan gaari karaa ayuu yuri Owen Hargreaves.