Kaydka Warka
Arkiifiyada ‘Premier League’ Category
Owen oo Inta ka dhiman horyaalka ingiriiska Maqnaan doona
Ciyaryahanka Xulka Ingiriiska iyo kooxda Man united M,owen ayaa la sheegay inuu ka maqnaan doono inta ka dhiman xili ciyaareedkan, tababaraha kooxda man u sir alex ayaa saaxafada u sheegay in owen lagu samaynayo qaliin kadib dhaawac ka soo… Sii akhri
Sir Alex oo Hargreaves ugu Baaqay inuu sii Joogo Man United
Macalinka layliya kooxda kubada gacta ee man united Sir Alex Ferguson oo ugu baaqay xidiga dhaawaca dheer hareeyay ee naadiga man united Owen Hargreaves inuu iska sii joogo naadigiisa maadaama uu iminka dhaawicii oo kasoo bog sooday. Halkaani… Sii akhri
Chelsea oo 2 Dhibcood Lagagala Haray KC Stadium
Kooxda Chelsea ee ka dhisan caasimadda dalka Ingiriiska ee London ayaa iska dayacday fursad ay kaga fogaan lahayd in ay soo gaarto kooxda ku soo xigta ee Manchester United ka dib markii ay bareejo 1-1 ku soo galeen Hull City garoonka KC Stadium… Sii akhri
