Advertisement

Sport

Arsenal,Man United oo soo baxay Real madrid iyo Fiorentina oo garoomadooda lagu reebay

U dir saaxiib Daabaco Add Comment

Kooxda Arsenal ayaa dhulka ku jiiday kooxda Porto  lugta 2aad ee uefa champions leuge. Ciyaartan oo lagu ciyaarayey
gaoonka Fly emirates  ee kooxda arsenal ciyaarta ayaa ahayd mid kooxda arsenal ay soo bandhigtay ciyaar aan hore looga aqoon.

Ciyaaryahan bendter ayaa 3gool u dhaliyey kooxdiisa arsenal halka Samir Nasri uu goolka 3aad shabaga porto ku shubay isagoo sadex kamid ah difaacyada kooxda porto dhaxmaray,

Goolka 5aad waxaa arsenal u dhaliyey Emanuel Épobue, kulankii hore ayaa kooxda porto ay arsenal 2-1 kaga soo badiyeen yadoo goolka labaad ee Porto dhalisay uu ahaa mid muran galiyey tababaraha arsenal arsene wenger.

Isku soo wada duuboo kulankan ay xalay arsenal badisay ayaa ah miday arsenal ugu soo baxayso wareega  labaad ee champion’ka

Dhanka kale kooxda bayer munchen ayaa 3-2 lagaga badiyey ciyaartii ay fiorantena kuwada ciyarayeen garoonka kooxda talyaaniga ee fiorantina Bayer munchen ayaa yadu ku soo baxday Away’Goals’ yadoo kulankii hore ay ee lagu ciyaarayey garoonka bayer uu ku dhamaaday 2-1 oo ay bayer ku badisay.

Arsenal iyo Bayer munchen ayaa noqonaya labadii kooxeed ee ugu horeeyey ee soo baxa halka Porto iyo Fiorantena ay noqonayaan labadii kooxeed Falayga raaca.

Ciyaaraha ugu xiisaha badan ayaa yana dhex martay  kooxaha Man united iyo Ac-milan  yadoo kulankii hore man united ay Ac-miland baalasha ka soo riftay Garoonka acmiland ee Sansiro . mar 2ad ayay Man united ka badisay Milan yadoo kagaga Badisay goolal aad u tiro badan 4-0 Waxaa indhaha lagu hayey Wayne Rooney oo isagu dhaawac ka soo laabtay halkaas uu 2 gool u dhaliyey kooxdiisa man u

Chelsea ayaa Marti galinaysa kooxda Inter Milan yadoo kulankiii hore Chelsea laga soo badiyey balse Chelsea waxay ku soo baxdaa 1-0 kaliya halka Inter looga baahan yahay 0-0

Kooxada Barcelona ayaa yana Stuttgart ku marti galinaysa Garoonkeeda yadoo kulankii hore uu ku soo dhamaaday 1-1 ….

M.C.C.Nuur
SR News.
Laascaanood Office
Beckham

Sarmaanyo@gmail.com